Muqdisho, Janaayo 27, 2014 Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ waxa uu wax laga aanka maamulka gobolka Hiiraan ay ku mamnuuceen Telefishinka Somali Chanel maalinimadii shalay. Guddoomiye Ku xigeenka degmada Beletweyne ee Arrimaha bulshada, Cabdikariim Shire Cabdi ayaa sheegay inay maamulkooda ka mamnuuceen telefishinka Somali Chanel. Guddoomiye ku xigeenka ayaa ku eedeeyay telefishinka inay [...]
↧