Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

RW oo soo gabagabeeyey kulanka qorshaha xukuumada ee 2014

$
0
0
Warsaxaafadeed   Muqdisho, January 27, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo gabagabeeyey kulankii labada cisho soconayay ee looga hadlayay qorshaha xukuumada ee sanadka 2014, waxaana kulankan maanta si gaar ah loogu casuumay xubno matalayay beesha caalamka, dalalka deeqbixiyeyaasha, iyo safaaraddo.   Kulanka ayaa waxaa furay Ra’iisul Wasaaraha [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles