Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Wasiirka Warfaafinta iyo ku-xigeenkiisa oo lagu qabtay Muqdisho

$
0
0
Munaasibadda maanta lagu soo dhaweynayaye Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo ku xigeenkiisa, Mudane C/laahi Colaad Rooble, wadajir waxaa u soo qaban qaabiyay dhammaan Warbaahinta Soomaaliya ee ka howl-gasha iyo Fanaaniinta hobollada Qaranka ee Waaberi. Munaasibadda waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka iyo ku-xigeenkiisa, Guddoomiyaha  guddiga Warfaafinta Barlamaanka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles