Barnaamijka kulanka Todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay qorshayaasha xukuumadda cusub iyo waxqabaka laga filankaro. Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka cusub ee wasaaradda Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow oo faahfaahin ka bixiyay qorshayaasha xukuumadda ee ku aadan wax ka qabashada arrimaha ammaanka, dhaqaalaha. Dhismaha ciidamada iyo arrimaha [...]
↧