Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Kulanka Beesha Hawiye // Khudbadii Tarsan –“Hawiye waa in uu tashadaa / Iscafiyaa”

$
0
0
Beelweynta Hawiye ayaa Kulan Taariikhi ah oo lagu magacaabay “Aan is Cafino” ku yeelatay Magaalada Muqdisho, halkaasoo uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Max’ud Axmed Nuur ‘Tarsan’ ka jeediyay Khudbad. Kulankaan oo ay iskugu yimaadeen Waxgaradka Beesha, Odayaal, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahan ayaa looga hadlay sidii ay Beelaha Hawiye uga shaqeyn lahaayeen Hormarka Dalka. Duqa [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles