Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Daawo Sawirrada: Ciyaar dhaqameedka Kobdhoodka oo lagu qabtay Muqdisho

$
0
0

Waran6-620x264

Muqdisho, September 20, 2015— Ciyaarta loo yaqaano Kobdhoodka oo ah ciyaar dhaqameed la ciyaaro xiliyada nabadda ayaa galab kasta lagu qabtaa magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galaan dad kala duwan oo aqoon u leh cayaartan.

Ciyaarta ayaa waxaay dhex martaa koox odayaala oo ku tartama gamuunka oo lagu shiishayo goob mucayin ah oo bartilmaameed  u ah dadka ku loolamaya.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo qeyb ka ahaa dadkii ka qeyb galay kobdhoodka ayaa sheegay inay wanaagsan tahay barashada sida loo ciyaarto ciyaartan, taasi oo qofkasta ka caawinaysa xerfadiisa inuu wax beegsado.

Dadweyne farabadan ayaa u soo daawasho taga ciyaartaasi oo lagu qabto xarunta degmada Boondheere waxeyna ciyaartani muujineysa nabadgelyada ka jirta Muqdisho.

Halane

Halane2

Waran5

Waran7

Waran8

________________

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles