Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaweyd ka dhacay banaanka hore ee madaxtooyada
Muqdisho, September 21, 2015— Qaraxa ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaweyd Maqribki inta lagu jiray ka dhacay bar kontorool oo ciidamadu ku leeyihiin...
View ArticleSida ugu mudan ugu sahlan uguna kharashyaree lagu qaban karo doorashada madax...
ARAGTIDA XISBIGA DIMUQRAADIGA WADDANIGA (XDW-NDP) EE DOORASHADA 2016 NATIONAL DEMOCRATIC (NDP-XDW) VISION ON 2016 ELECTIONS HORDHAC Somalia waxaa helay dib u dhac saameeyay dhamaan haykalkii...
View ArticleDaahfurka Madasha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Doorashada Sanadka 2016
WAR-MURTIYEED Muqdisho | QOL | September 21, 2015 – Kulan saddex maalmood socday oo lagu qabtay Villa Soomaaliya, Muqdisho 19-21-September 2015. Kulankaas oo ay isagu yimaadeen Madaxwaynaha...
View ArticleWasiirka Warfaafinta, oo cambaareeyay qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho, September 21, 2015 — Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayur “Maareeye” ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee caawa ka dhacay bar...
View ArticleWorld’s largest refugee camp in Kenya could be ‘the future’
Dadaab, in northern Kenya near Somalia’s border, is the world’s largest refugee camp. More city than camp. More prison than city. Is this the future for refugees? By: Michelle Shephard | National...
View ArticleMARXUUM GABEYRE: HALYEY WEYN OO AYNU WAYNAY
Ref: 07/2015 WARSAXAAFADEED Muqdisho, 21-September-2015 – Qaraxii ismiidaaminta gaari ee xalay lala beegsaday Alabaabka hore ee Madaxtooyada Soomaaliye ayaa galaaftay ugu yaraan 11 ruux oo Soomaali...
View ArticleWasiirka Qorsheynta: “Waxaan wadnaa qorista qorshaha horumarinta dhaqaalaha...
Muqdisho | September 22, 2015 – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalmiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Goobjoog ayaa ka...
View ArticleMaman Sidikou oo ku baaqay in la xoojiyo dadaallada lagu xasilinayo Soomaaliya
Muqdisho | September 22, 2015 – Maman Sidikou Danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, , ayaa ku baaqay in la kordhiyo yaageerada dowladda Federaalka Soomaaliya si loo xasiliyo guud ahaan...
View ArticleSuurtagal ma tahay in caasimadda Soomaaliya laga bedelo Muqdisho ?
Toronto | QOL | September 23, 2015 | Magaalada Muqdisho waxay ku taalaa galbeedka Badweynta Hindiya, waxay aheyd Xaruntii ganacsiga dalka Somaliya xilli aad uga fog xiligii Isticmaarka ilaa iyo maanta,...
View ArticleCismaan Libaax: “Dib u dhis ayaan ku sameyneynaa xaruntii tababarka Farsamada...
Muqdisho | September 23, 2015 Wasiir ku-xigeenka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumada Soomaaliya oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo xubno kale ayaa kormeeray xaruntii...
View ArticleDoorka dhallinyarada ee horumarka dalka oo laga hadlay
Muqdisho, September 23, 2015 — Kulankan looga hadlayay sida dhallinyarada Soomaaliyeed ay ugu qeyb qaadan karaan horumarka iyo dib u dhiska dalka uu soo qaban qaabiyay maamulka Jaamacadda SOMVILE...
View ArticleMalaayiin Xujeey ah oo maanta taagan Buurta Carafo
Muqdisho, September 23, 2015 | Malaayiin Xujeey ah ayaa manta oo ah Sagaalaadka waxey taaganyihiin Buurta Carafo kuwaasoo ka kala tagay caalamka daafihiisa si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee...
View ArticleShaqaale loo soo xiray tababar ku saabsan dab-damiska
Muqdisho, September 23, 2015 — Ku-simaaha Guddoomiyaha gobalka banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee Maamulka Gobalka iyo mas’uuliiyin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad kooban oo tababar...
View ArticleWaa laga baxi-doona, balse Soomaali Xalaal ah ayaa loo baahanyahay.
Muqdisho, September 23, 2015 — Somaaliya waxa ay ubaahantahay madax karti u leh in ay iska dhiciyaan Xabashida, meel kasta wadanka ka soo gashay. Waxan aragnaa in Itoobiya ay dooneeyso in ay...
View ArticleGabdho ku mideysa urur samafal oo deeq dhar iyo lacag u qeybiyay haween
Muqdisho, September 23, 2015 — Ururka Sahal oo ay ku mideysanyihiin gabdho Soomaaliyeed ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo gaarsiiyay 50 haween ah oo ku nool degmada Howlwadaag, iyadoo qeybinta...
View ArticleFederaal ma ka hirgeli karaa Soomaaliya?
Federal Miyaan rabnaa Mise Fawdo ? Dhulka Soomaaliya waxaa lagu qiyaasaa inuu ku fadhiyo cabir dhan 637.700 km2, kaasoo 3jeer ka weyn wadanka Ugandha, halka 8 jeer in ka badan uu ka weeyn yahay...
View Article717 Xaaji ayaa ku geeriyooday magaalada Mina
Muqdisho, September 24, 2015 — Ugu yeraan 717 Xaaji ayaa maanta ku geeriyootay magaalada barakaysan ee Maka gaar ahaan deegaanka Mina ka dib markii is buurasho bahsan ay halkaasi ka dhacday sida laga...
View ArticleMadaxweynaha: “Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed horumar la taaban karo ayuu...
Muqdisho, 24 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey Taliyaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka...
View ArticleSoomaalida ku nool Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norwey oo si weyn ugu...
Sptember 24, 2015 | Tromsø – yadoo maanta ay tahay Maalintii ugu horreysay ee Ciidul Adha ayaa waxaa Muslimiinta ku nool Magaalada Tromsø oo ay Soomaalida qeyb ka tahay waxa ay ku dukudeen Salaaddii...
View Article