Suxufiga rug-cadaaga ah C/llaahi Nuur Maxéd (Kolombo) oo ka mid ahaa suxufiyiinta ka shaqeeya Laanta Af-Soomaaliga ah ee Idaacadda Codka Mareykanka (VOA) ayaa maanta shaqadii uu ka hayey Idaacadaasi ka ruqseystay, kaddib markii culeys uu ka soo food-saaray C/raxmaan Yabarow oo madax ka ah Idaacadda. Markii aanu ka war-helnay shaqada ka tegista C/llaahi Kolombo ayaa [...]
↧