Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Jeneraal Gaafoow: “Waxaa soo kordhaya dadka laga soo tarxiilayo dalka Sacuudiga…”

$
0
0
Hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in boqortooyada Sacuudigu ay kordhisay soo tarxiilidda muwaadiniinta Soomaaliyeed ku jira jeelasha dalkaasi iyo kuwa ay ka soo qab qabaneyso gudaha dalkaasi. Jeneraal C/laahi Gaafoow Maxamuud oo u warramay Radiomuqdisho ayaa xusay in saakay dhalinyaro horleh oo Soomaaliyeed ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles