Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Fransiiska kana mahadceliyey xiriirka dhanka amniga iyo maalgashiga.

$
0
0
Muqdisho, 15 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Fransiiska H.E. Remi Marechaux. Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeen Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam ayaa goob joog aheyd. Safiirka Fransiiska ayaa markii uu u gudbinayey waraaqihiisa aqoonsiga sheegey inuu Madaxweynaha Fransiiska Francois [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460