Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyey geerida garyaqaanka guud ee dowladdii Kacaanka

$
0
0
WARSAXAAFADEED Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Garyaqaanka Guud ee Dowladdii Kacaanka Marxuum C/raxmaan Maxamed Cumar oo ku geeriyooday Boqortooyada Saudi Arabia , Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa yiri “INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, hor iyo horaan anigoo ku hadlaya magaceyga,magaca Gudoonka iyo magaca Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaan [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles