Yemen | QOL | April 27, 2015 - Guud ahaan waxaa walaac xoog leh uu ka muuqdaa dadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalka Yemen iyagoo is weydiinaya maxaa dhici doona waqtiba waqtiga kadambeeya iyadoo aan wax saadaal ah oo sax ah laga bixin kain haddana qofba si ayuu u malamaleeyaa. Dhacdooyinka ugu dambeeyey ee […]
↧