Muqdisho | QOL | April 21, 2015 - Qarax aad u xoogan ayaa dhawaan ka dhacay maqaayad lagu cunteeyo oo ka soo horjeeda hotelka Central . Maqaayadaan oo lagu magacaabo Banooda ayaa sacadaha qadada dadka ad u soo buuxiyaan. Waxaa la sheegayaa in qaraxaan u ka billowday gaari waxyaaba qarxa lagaga soo buuxiyay ee la […]
↧