Muqdisho 25 April 2015: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Inj. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo oo 4 cisho ku joogay dalka Turkiga ayaa saaka dalka dib ugu laabtay. Shir jaraa’iid oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho oo uu uga warbixinayay shirkii caalamiga ahaa ee Sahminta, Cabbirka iyo Diiwaangelinta […]
↧