Muqdisho | QOL | April 23, 2015 | Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Dastuurka Mudane Xuseen Maxamed Sheekh Xuseen, Shirka ayaa maanta diiradda lagu saaray Amniga guud ee dalka, iyo ansixinta hindise sharciyeed qeexaya dadka u imaanaya dalka inay ka […]
↧