Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyihii hore ee Shingaani Siciid C/qaadir Sicdii oo dib loogu soo...

Muqdisho, 26 December 2015: Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa mar kale dib u magacawday Siciid C/qaadir Siciid Guddoomiyaha degmada Shingaani, kadib markii xilkan laga qaaday bishii June...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka oo ansixiyay hindise sharciyeedka lacag dhaqida iyo maalgelinta...

Muqdisho, 26 December 2015: Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyeen Hindise Sharciyeedka ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta argigixisada....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sarkaal Sare oo katirsan Ciidanka DF oo lagu dilay Muqdisho.

Muqdisho, 26 December 2015: Koox hubaysan, ayaa maanta ku dilay Sarkaal Ciidan Gudaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir. Dad meesha ka dhawaa ayaa xaqiijiyay Dilka Sarkaalka, oo magaciisa lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda NISA Oo soo “Bandhigtay” Dad Shiicada ku faafinayay Muqdisho.

Muqdisho, 26 December 2015: Hawlgal ay sameeyeen ciidanka NISA ee gobalka Banaadir waxay kusoo qabteen dad sameynayay Barnmaamij Shiiceyn ah oo isugu jira Iran iyo Soomaali. NISA waxay ku daba jirtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beledweyne ma lagu qaban karo Shir Dowlada ka dhan ah

  Muqdisho, 27 December 2015: Wareegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan,Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, ayaa lagu mamnuucay Shirarka Siyaasadeed ee lagu qaban jiray Magaalada Beledweyne....

View Article


Uganda oo ciidamo cirka ah u soo direysa Soomaaliya

  Muqdisho, 27 December 2015: Dowladda Uganda ayaa sheegatay qorshe ay ku dooneyso inay Soomaaliya u soo dirto ciidamo dhinaca cirka ah oo ka qeyb qaata howl galka Midowga Afrika ee AMISOM. Saraakiil...

View Article

C/wali Gaas iyo Maamulkiisa oo Bannaka soo dhigay cadaawada uu u qabo shariif...

  Muqdisho, 27 December 2015: Golaha Wasiirada Puntland oo kulan dag dag ah isugu yimaadeen ayaa ka hadlay Maamulka Loogu walqalay Bakool Sare ee Looga Dhawaaqay Deegaano Kamid ah Gobalka Bakool Dr....

View Article

Jubaland oo diiday heshiis ay DF Somalia la gashay sharikada Spectrum

  Muqdisho, 27 December 2015: Qoraal ay soo saartay Maamulka Jubaland bishi December 24-keedii kuna saabsanaa heshiiski dhawaan dhexmaray Shirkadda Shidaal baaritsta ee Spectrum iyo Dowladda...

View Article


VIDEO: Faaliyaha Qaranka 26 12 2015

View Article


Balcad oo laba qofood lagu dilay

Muqdisho, 28 December 2015: Wararka ka imaanayo Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa sheegayaan in mid ka mid ah Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida uu Degmadaasi ku dilay laba qof oo shacab...

View Article

Doorashada 2016 sida ugu cadaalad san ee xildhibaanada loosoo xuli karo...

December 27, 2015 | Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. 2) Qaabka ugu habboon ee xildhibaanada 2016 loosoo xuli karo 2) Aflaam 1) Miraha ay Cadaalad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo goor dhow gaaray Jowhar

Muqdisho, 28 December 2015: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha...

View Article

VIDEO: Waraysi Ismaaciil Hurre Buubaa

View Article


Sharif Xasan oo an tegi-doonin Shirka Kismaayo

Muqdisho, 29 December 2015: Shariif Xasan Sheekh Aden oo ah M/weynaha maamulka Koofur Galbeed oo ah  ayaa lasoo sheegayaa in uusan ka qeybgali doonin shirka lagu go’aaminaayo doorashada dalka ka...

View Article

Nuur Faarax: “Shirkadaha Favori iyo Al-Bayrak waa diideen in lala xisaabtamo”

Muqdisho, 29 December 2015: Dr. Nuur Faarax Jimcaale Faarax, Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka  ayaa sheegay in dalka aanay xisaabtiisa xirmi karin, kadib markii uu ku dhaliilay in Hey’addaha lagu...

View Article


Waa Musiibo in dadka la dilo iyagoo ku dhawaaqaya Magaca Ilaah”

Muqdisho, 29 December 2015: Gudoomiye ku-xigeenka hay’adda Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, ayaa Sheegay in ay wanaagsan tahay in loo midoobo faafinta Diinta Islaamka. “ in wax leeska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Habraaca 4.5 oo Xanibaad Weyn Ku ah Dimoqaradiyenta Soomaliya

Muqdisho | QOL | December 29, 2015 – Dimoqaradiyeynta Soomaaliya wax la geliyey dadaal aad u fara badan oo jidka loogu xaarey dhameystirka qorshihii lagu hirgelin lahaa oo saanqaadkoodi ugu horeyey la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

A tale of two Alis

Of the roughly one million migrants who arrived in Europe by sea this year roughly a quarter, according to the UN refugee agency, were children. British barrister Hashi Mohamed, once a child refugee...

View Article

THE UNITY OF SOMALIA, WILL IT TAKE A FEW YEARS OR FOREVER?

December 28/2015 – Every Nation has the highest power to protect its sovereignty and Every Nation has the right to live in peace and prosperity, but when it comes to Somalia don’t have the rights to...

View Article

Al Jazeera Investigates – Inside Kenya’s Death Squads

Published on Dec 7, 2014 – For the first time members of Kenya’s counter-terrorism police admit to “eliminating” suspected Muslim radicals. Speaking exclusively to Al Jazeera’s Investigative Unit,...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live