Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

IGAD oo ciidan u tababareyso maamulka Balkool Sare

Muqdisho, 30 December 2015: Sida wararka ay sheegayaan, ergooyinkii dhisay maamul goboleedka Bakool Sare ayaa sidoo kale shaaciyay firkir kooda ku aadan qaabka doorasho ee dalka la rabo inay ka dhacdo...

View Article


Sharciga doorashooyinka oo an wali la ansixin

Muqdisho, 30 December 2015: In kasta oo muddo 8-bilood ka harsan tahay xilliga la filayo in Soomaaliya doorashooyin ka dhacaan, ayaa waxaa soo baxaya in aan wali la heyn sharcigii doorashooyinka,...

View Article


War Saxaafadeed: Dowladda Soomaaliya oo heshiis la gashay shirkad...

Muqdisho | QOL | December 30,2015 | Dowladda Federalka ee Soomaaliya waxey heshiis la gashay shirkad sharci-yaqaan caalami ah in ay ka taakuleyso diyaarinta habka Heshiiska Wax-Soosaar Wadaagga....

View Article

Arday Soomaali ah oo feer sanka kaga jebiyay Macalimadisi

Muqdisho, 30 December 2015: Wiil lagu magacaabo Ridwaan Maxamuud oo 17-jir arday Soomaali ah ayaa 21-kii bishan waxaa uu feer sanka kaga jebiyay Macalim wax ka dhigta Dugsiga sare ee Southwest High...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Warfaafinta oo soo dhaweeyay Ansixinta Sharciga Cusub ee Saxafadda

  Muqdisho, 30 December 2015: Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta bahda warfaafinta Shir jaraa’id ugu qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Sharciga Cusub...

View Article


Shariif Xasan oo digniin kama danbeys ah siiyay C/wali Gaas

Muqdisho, 30 December 2015: War Saxaafadeed kasoo baxay golaha wasiirada Koofur Galbeed ayaa digniin iyo jawaab lagu siiyay maamulka Puntland, War qoraaleedka ayaa u qornaa sida hoos ku xusan. Hoos ka...

View Article

2016 maxaa iska bedelay

2016- Maxaa iska bedelay xidid siibka UNHCRta Hindiya ay ku hayso qaxootiga Soomaaliyeed ?. New Delhi | QOL | December 30, 2015 – Waxa ayaan ku howlnaa mudo sanado ah  waqtigayna iga qaatay intabadan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booliska oo soo qabtay hub lagu qariyay Masaajid Muqdisho ku yaal.

Muqdisho, 31 December 2015: Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa baaritaano ay ka sameeyeen masaajid ku yaal degmada Hodan ayeey ka soo heleen hub iyo lacag lagu qariyay gudaha Masjidka. Waxaa la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka oo maanta u yeeray Wasiirka Maaliyadda

Muqdisho, 31 December 2015: Wasiirka Maaliyadda D F, Maxamed Ibraahim Fargeeti, ayaa looga yeerahay  Baarlamaanka Federaalka, si wax looga weydiiyo Miisaaniyada sanadka 2016 oo ah ajendaha hor yaal...

View Article


Dahir Amiin Jeesow “wuu fashilmay gudiga doorashooyinka Qaranka “

Muqdisho, 31 December 2015: G/ ku xigeenka Gudiga Arrimaha Gudaha & federaalka ee Baarlamaanka Somalia Dahir Amiin Jeesow, ayaa aad u dhaliilay Waxqabadka Gudiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka...

View Article

Axmed Madoobe oo si gaar ah ula heshiiyay Itoobiya

Muqdisho, 31 December 2015: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo oo shaley tagay magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa maanta la kulmey Dr.Tedhros...

View Article

Xarunta Xasaradaha ( Gaalkacyo ) – Qaybtii – 2aad

Beelaha geelleyda, maxaad ka taqaan beelaha geelleyda ? Beelaha geelleyda ( beelaha hubeysan) waa:- Hawiye, Daarood, Isaaq, Dir, Digil & Mirifle. Beelahan meesha ay ka soo jeedaan waa la isku...

View Article

President: ”Mr. Kay has worked tirelessly in the effort of peace and...

Thursday 31 December, Mogadishu: The President of the Federal Republic of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud today recognized the contribution of Mr Nicholas Kay, the outgoing UN Special Representative...

View Article


Madaxweynaha: “Nicholas Kay waxaa uu dadaal badan u galey fududeynta hawlaha...

Muqdisho, Khamiis-31 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay doorkii wanaagsanaan ee uu dalka ka geystey Mr Nicholas Kay,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha: “Ciidammada waa inay adkeeyaan ku dhaqanka anshaxa wanaagsan,...

Muqdisho, Khamiis-31 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley shirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

AFRO-CAN Soccer Clubs oo yeeshay ciyaaro saaxiibtinimo

Toronto | QOL | December 31, 2015 – Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada lagu qabtay cayaaro saaxiibtinimo ay yeesheen Naadiyada ku midoobay ururka Afro-Canadian Soccer Clubs oo kala ah Naadiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Guriga Hooyooyinka “Muqdisho”

Muqdisho, 02 Jenuary 2016: Qarax aad u Xooggan oo Ismiidaamin ah ayaa Goor-dhow waxa uu ka dhacay Maqaayada The Village, oo ku taalla Dhisamaha Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho. Qof goobta ku sugnaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo Itoobiyaan ah oo la geeyay magaalada Kismaayo ee Jubadda Hoose

Muqdisho, 02 Jenuary 2016: Ciidaman aad u frabadan ee ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa la geeyay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose, kuwaasoo bedel u ah...

View Article

HINDISE SHARCIYEEDKA XEERKA SAXAAFADDA

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Baarlamaanka Federaalka GUDDIGA WARFAAFINTA, DHAQANKA, BOOSTADA IYO ISGAARSIINTA HINDISE SHARCIYEEDKA XEERKA SAXAAFADDA AKHRINTA 3aad Qodobka 1aad Erey bixin Guddi:...

View Article

Video: Faaliyaha Qaranka 02 01 2016

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live