Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Khartuum loogu soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga

Muqdisho, 23 December 2015: Munaasabad Tababar loogu soo xirayay saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga oo muddo sanad ah uga socday dalka suudaan ayaa lagu qabtay Magaalada Khartuum ee dalka Suudaan....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaarey Degmada Diinsoor

Muqdisho, 23 December 2015: Wafdi uu hogaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Maamulkiisa ayaa Goor-dhow gaarey Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Sharif Xasan Safarkiisa waxa ku wehliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abaanduulaha Gaashaandhigga Talyaaniga oo booqasho ku yimid Muqdisho

Muqdisho, 23 December 2015:  Maj. Gen. Claudio Graziono oo ah Abaanduliyaha CiidamadaTalyaaniga, ayaa maanta booqasho hal cisho ah ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo kulamo la qaatay Ra’iisul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Decument sir ah oo muujinaysa habka ay ergada u helayaan Beelaha maamulka...

Muqdisho, 23 December 2015: Ariman sir ah oo an weli la shaacinin kuna soo baxay documenti sir ah oo muujinaayo sida beelaha Hiiraan io Sh/ Dhexe ay wax qaybsanayaa.  Hoos ka aqriso qaabka ay beelaha u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjire Nicholas key oo Maanta la sagootiyay

Muqdisho, 24 December 2015: Munasabadaan oo ahayd mid lagu sii sagootinayay Ergeygii hore Qaramada Midoobe u qaabilsanaa arimaha Soomaaliya, Danjire Nicholas key oo shalay lagu qabtay magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha X/weyne “Cali Gaab ayaa igu riday xabado si uu ii dili balse waan...

Muqdisho, 24 December 2015: Guddoomiyaha degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir, Cabdulqaadir Maxamed Cabdiqaadirr ayaa taliyaha booliska gobalka Banaadir ku eedeeyay inuu ku xad gudbay shaqadii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

General Cali Gab oo beeniyay in uu jirdilay Guddoomiyaha Xamarweyne

Muqdisho, 24 December 2015: General Cali Xirsi Barre “Cali Gaab” oo ah Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir, ayaa beeniyay inuu Jir dil u geeystay Guddoomiyaha Degmada Xamar-weyne ee Gobolka...

View Article

VIDEO: Cusbitaalka Degmada Ceelbuur Shalay iyo Maanta !

View Article


Gobolka Sh/dhexe oo laga mamnuucay indho shareerka iyo mootoyinka Bajaajta...

    Muqdisho, 25 December 2015: Maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa ka mamnuucay haweenka inay xirtaan indho shareerta iyo in mootooyinka Bajaajta loo yaqaan aysan socon karin xilliyada habeenkii. Maamulka...

View Article


Sharciga Xanaanada Xoolaha oo La Meelmariyey

  Muqdisho, 25 December 2015: Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay shirkoodi caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho waxaana shir gudoominayay R/wasaaraha Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suxufiyiinta ku nool B/weyne oo maanta doortay Hogaan Cusub

  Muqdisho, 25 December 2015: Suxufiyiinta ka howlgala Warbaahinta Maxaliga ah iyo tan Caalamka, ee wakiilada ku leh Gobalka Hiiraan, ayaan maanta magaalada Baledweyne ku doortay hogaan cusub...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmo mise Dad badni: Qabiilooyinka Sadbuursiga wada

Muqdisho | QOL | December 25, 2015 –  Wixii ka dambeeyay shirkii wadatashiga Doorashada 2016 ee Muqdisho , waxaa hadaaq badan ka soo yeeraayay horboodayaasha beelaha Majeerteen, H/gidir iyo Abgaal oo...

View Article

FAGAARAHA 19aad Maxaa Xal ah 2016 Deegaan VS Qabiil 4 5

View Article


Itoobiya: qibladii qabbaaniyaasha oo qasan!

Muqdisho | December 25, 2015 – Dabadhilif, dayuus, damiirlaawe iyo demmane ha ka dido hadduu doonayo, oo dan ka ma lihiye, dalka aan dariska nahay, ee dabku ka billowday, ayaan dareenwarran iyo...

View Article

Somalia’s most intriguing people in 2015

Toronto | December 24, 2015 | QOL | Ahmed Naji Sa’ad is Somali singer-songwriter. He has spanned more than five decades which influenced a generation of Somali musicians. His music career began when...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/weyne qaab Xiniin-taabad ah loogu doortay Gobalka Bakool

Muqdisho, 26 December 2015: Wararka naga soo gaaraya gobalka Bakool ayaa ayaa sheegaya in xubno uu soo dirsatay Axmed Madoobe oo  shirku uga socday magaalada Ceelbarde ayaa shalay doortay madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha cusub ee Hiiraan oo maanta xilka la wareegayo

Muqdisho, 26 December 2015: Guddoomiyaha cusub oo dhawan loo magacaabay gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar daba-geed ayaa maanta la wareegaya xilka, kaddib markii dhawaan uu xilkaasi u magacaabay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Jowhar oo bilaabay dib u dhiska xarumo muhiim ah

Muqdisho, 26 December2015: Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa wada dadaallo uu dib u dhis ku sameynayo waddooyinka soo gala Magaalada Jowhar iyo dhismaha xarumaha lagu qaban doono shirka maamul u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Koofur Galbeed oo ka hor-yimid maamulka cusub ee Ceelbarde

Muqdisho, 26 December 2015: Maamulka K/Galbeed ayaa ka soo horjeestay maamulka shalay loogaga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee loogu magac daray Bakool sare, iyadoo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odayaasha Hiiraan oo ballanta kaga baxay M/weyne Xasan Shekh

Muqdisho, 26 December 2015: Wararka aan ka heleyno degmada B/weyne ee Gobalka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Odayaal ku kulmay halkaasi ay ka horjeesteen in ay tagaan Jowhar si ay kaga qeybgalaan...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live