Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Sarkaal Sare oo katirsan Ciidanka DF oo lagu dilay Muqdisho.

$
0
0

Askari-ka-tirsanaaaaaaaaaaa

Muqdisho, 26 December 2015: Koox hubaysan, ayaa maanta ku dilay Sarkaal Ciidan Gudaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir. Dad meesha ka dhawaa ayaa xaqiijiyay Dilka Sarkaalka, oo magaciisa lagu sheegay Canshuur Caraale, kaasi oo Labo Nin oo Bastoolado ku hubaysan ku dileen Xaafadda Ajabka ee Degmada Dharkeenley. Sida Caadada ah, Ciidanka Amaanka ayaa gaarey Goobta waxaana ay sameeyeen Baaritaan, hase ahaatee cid lagu soo qabtay jirin, maadaama ay kooxdi dilka geeystay ay ka baxsa Goobta

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Latest Images

Trending Articles