Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaarey Degmada Diinsoor

$
0
0

th

Muqdisho, 23 December 2015: Wafdi uu hogaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Maamulkiisa ayaa Goor-dhow gaarey Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

Sharif Xasan Safarkiisa waxa ku wehliya wasiiro kamid ah Maamulk, ayaa ku wehliya Madaxweyne Shariif Xasan Safarkiisa Diinsoor, waxaana Maamulka Degmadaasi uu u sheegay in Amaanka Dinsoor ad loo adkeeyay.

Labo Ujeedo ayaa la sheegay inuu Sharif Xasan Shekh Aadan uu u tagey Diinsoor kuwaasi oo kala ah inuu Maamul Cusub uu magacaabo Degmada iyo inuu Tababar usoo xiro Boqlaal Askar ah oo Tababar ay siiyeen Ciidamada AMISOM ee ku sugan Demadaas.

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles