Muqdisho, 23 December 2015: Ariman sir ah oo an weli la shaacinin kuna soo baxay documenti sir ah oo muujinaayo sida beelaha Hiiraan io Sh/ Dhexe ay wax qaybsanayaa. Hoos ka aqriso qaabka ay beelaha u kala heli doonaan Xildhibaanada marka maamulka Hiiraan Iyo Sh/Dhexe loo sameenaayo bilaha soo socda.
In kasto Arintaan ay sir ahayd oo an weli la faafin, ayaa waxa noo sura gashay in an wax ka ogaano dabadeedna an idiin soo bandhino. Hoos ka aqriso sida wax u yaaliin.
—————————————–
Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho