Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal u dhaxeeya labo Belood oo Beledwene ka qarxay

Muqdisho, 13 December 2015: Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa mar dhow ka qarxay galbeedka magaalada Beledweyn, xaafada Howl-wadaag, iyadoo dagaalkan uu saameeyay dhaq dhaqaaqii iyo isu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland oo dalbatay in dal aan Turkiga aheyn uu ku soo biiro wada hadalka...

Muqdisho, 13 December 2015: Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dooneyso in dal aan aheyn Turkiga uu ku soo biiro dhex dhexaadinta wada hadalka iyaga iyo dowladda Soomaaliya. Dr. Sacad Cali Shire...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii ugu dambeeyay shirka madasha iyo khudbadahi laga jeediyay

Muqdisho, 13 December 2015: Waxaa Muqdisho maanta ka furmay shirka labaad ee Madasha wada tashiga heerka qaran ee looga hadlayo hanaanka geedi socodka doorashooyinka sanadka 2016, iyadoo shirkan uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada AMISOM ee ku sugan Jowhar ee dad Shacab ah dhaawacay

Muqdisho, 13 December 2015: Sida warka nagu soo gaaray, Madaafiic ay rideen xalay ciidamada AMISOM ee ku sugan garoonka diyaaradaha ee duleedka magaalada Jowhar, ayaa waxaa ku dhaawacantay saddex ruux...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir ku saabsan dhismaha maxkamad wareegta oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho, 13 December 2015: Caydiid Cabdullaahi “Ilka Xanaf” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa maanta tababar kor loogu qaadayo aqoonta garsoorayaasha u furay qaar ka mid ah garsoorayaasha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rasaas culus oo xalay laga maqlay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho

Muqdisho, 14 December 2015: Waxaa la sheegay in xalay rasaas culus ayaa caawa laga maqlay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo hugunka rasaasta si weyn looga maqlayay qeybo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Beeniyay Inuu Xaruntii Hore ee Baarlamaanka...

Muqdisho, 14 December 2015: Mudane Yuusuf Xuseen Jimcale Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho,  ayaa been abuur ku tilmaamay in maamulka gobolku uu dhismihii hore ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacabka bariiska oo laga billabay degmada Jowhar

Muqdisho, 14 December 2015: Degmada Jowhar ayaa laga bilaabay beerista bariiska oo muddo kabadan labaatan sano uu dib u dhac ka jirey beeristiisa. Tacabka bariiska ayaa ahaa mid si joogta ah looga...

View Article


Labo qof oo mid kamid ah Shaqaalaha UNHCR ahaa, oo Muqdisho lagu dilay.

Muqdisho, 14 December 2015: Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Hodon, ayaa u xaqiijiyay in Koox hubaysan ay ku dileen degmadaasi Labo Qof oo mid ahaa shaqaalaha Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan QM ee...

View Article


VIDEO: Daawo Dacallada

View Article

Ciidamo Itoobiyaan oo la wareegay garoonka diyaaradaha Dhuusa Mareeb

Muqdisho, 15 December 2015: Ciidamo Itoobiyaan ayaa maanta la wareegay ammaanka garoonka diyaaradaha Dhuusa Mareeb, halkaasoo ay gacanta ku hayeen Maamulka Ahlusuna ee Gobollada Dhexe. Warar naga soo...

View Article

Madaxweynaha: “Soomaaliya Nabad ayeey u Oomantahay”

Muqdisho, 15 December 2015: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay dagaal beeleedka ka socda magaalada Beled Weyne ee gobolka Hiiraan iyo kan ka socda Marka oo uu ku tilmaamey mid...

View Article

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo Shirki Wada tashiga ku timaamay mid...

Muqdisho, 15 December 2015: Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf oo kamid ahaa Mudanayaasha baarlamanka Somalia uga qayb galaya shirka Madasha wadatashiga qaran ee Muqdisho oo shalay si furcadi leh uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Aroos: Mahad M. Yalaxow iyo Fartuun M. Xiirey

Muqdisho | QOL | December 14, 2015 – Cali Yalaxow iyo Xaaskiisa Nimco Yaasiin iyo Caruurtooda waxay halkaan Hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan Arooska Mahad M. Yalahow iyo Aroosada Drs Fartuun M....

View Article

Shirki Wadatashiga oo Maanta Mar kale baaqday

Muqdisho, 15 December 2015: Waa marki sadaxaad ee uu dib u dhac ku yimaado Shirki wadatashiga ee Qaranka, kaas oo la isku afgara la’ayahay habka ay dorashada u dhici karto 2016. Madaxda Maamulada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Habka iyo Qaabka ay qabiilaadka u heli doonaan kuraasta haddii la qaato...

Muqdisho, 15 December 2015: Qodobadi la soo bandhigay mid ka mid ah in xildhibaanada lagu soo xulo heer degmo kuwaas oo ah 92-dii degmo ee jirey 1991. Hadaba hadii lagu soo xulo xildhibaanada 2016...

View Article

VIDEO: Cali Maxamed Geedi iyo Salaad Cali Jeelle oo diiday nidaamka 4.5-ka

View Article


Ma la yaabaa in la isku afgarto Shirka Wadatashiga?

Muqdisho, 16 December 2015: Shirki wada tashiga ee looga hadlayo hanaanka doorasho ee 2016 ayaa maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo, ayadoo la soo bandhigi doono meel dhaxe ee heshiis lagu yahay....

View Article

War Caga Juglayn ah ee ka soo yeeray Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Kowaad

Muqdisho, 16 December 2015: Guddoomiyaha Maxamada Darajada 1aad ee Dowladda Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Maxkamadda ay ka digeyso Saraakiisha Ilaalada Degaanka ee loo xil saaray...

View Article

Qarax lala beegsaday Askarta Dowlada ee ka dhacay Afgooye

Muqdisho, 16 December 2015: Warar Afgooye naga soo gaaray ayaa sheegaya in ugu yaraan 6 askari ee kamid ahaa Ciidanka Militariga Dowladda Federaalka Soomaaliya,lala beegsaday qarax ayaga oo ku sugan...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live