Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Wasiirka difaaca oo ka hadlay horjooge ajnabi ah oo isu soo dhiibay ciidanka XDS

Muqdisho, 9 December 2015: Wasiirka difaaca ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa shir jaraa’id oo uu u qabtay Warbaahinta ku faah faahiyay in nin u dhashay dalka...

View Article


Sarkaal ka tirsan Nabadsugida oo lagu qarxiyay Gaarigiisa

Muqdisho, 10 December 2015: Sarkaal lagu magacaabayay Kornel Maxamed C/llaahi Gardhuub kana tirsan nabadsugida Soomaaliya ayaa ku geeriyooday qarax miino oo gaarigiisa lagu xiro, iyadoo qaraxa uu...

View Article


War Saxafadeed Guddiga Xaquuqul Insaanka ee Soomaaliya

  Muqdisho, 10 December 2015: Maanta oo ay ku aadan tahay munaasabadda maalinta caalamiga ee xuska Xaquuqul Insaanka, ayaa Guddiga Xaquuqul Insaanka ee Soomaaliya , oo ka kooban Midowga Yurub ,...

View Article

M/weyne Xasan Sheekh oo soo saaray war qoraal ah

Muqdisho, 11 December 2015: Iyadoo maanta la xusayo Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha, ayaa Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa uu xaqiijiyay in...

View Article

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo ku baaqay in dib loo bilaabo wada...

  Muqdisho, 11 December 2015: Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo ku sugan dalka Switzerland ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wada hadalkii u dhaxeeyay dowladda...

View Article


Wasaaradda arrimaha Dibadda oo faah faahin ka bixisay Nidaamka Cusub ee...

Muqdisho, 11 December 2015: Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa soo dhawaysay meel marinta qorshaha Nidaamka Siyaasadda arrimaha dibada ee ay Golaha Wasiirada kulankoodii shalay ku meel...

View Article

The Secret History of Somali Breakfasts in Harlem

   |   Malab iyo Malawaax on 116th St. | by Rajiv Golla | December 11, 2015 –   Safari, located on West 116th St. in Harlem, proudly stands as the only Somali restaurant in New York City today. The...

View Article

8 months, no progress on Somalia wall

Cord Leader Raila Odinga accompanied by Mandera County speaker Abkadir Sheikh and Suna East MP Junet Mohamed at Mandera Boarder Post One where the Security wall was to start.   | The Star | by PATRICK...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababbar ku saabsan horumarinta afka Soomaaliga oo loo qabtay arday

Muqdisho, 11 December 2015: Xildhibaan Maryan Cariif ayaa maanta daah furtay tababbar ku saabsan tayaynta hal abuurka ku qoran afka hooyo oo loo qabtay arday ka kala socotay dugsiyada sare ee dalka,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaruntii Ex Baarlamaan oo lagu wareejiyay Milkiilaha Telefishinka Universal.

Muqdisho, 11 December 2015: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Milkiilaha Telefishinka Universal ku wareejiyay xarunta Ex Baarlamaan ee degmada Boondheere...

View Article

VIDEO: Barnaamijka ” Somali Siman” oo lagu qabtay Toronto

View Article

VIDEO: Sanad guurada 10aad ee qowmiyadaha Ethiopia oo lagu qabtay Garowe

View Article

Shirka wada-tashiga Hiigsiga 2016 oo maanta ka furmaya Jabuuti iyo kii...

Muqdisho, 12 December 2015: Shir wada-tashi ah oo loo la sheegay in hadlayo Hiigsiga sanadka 2016 ayaa maanta ka furmaya Jabuuti, iyadoo shirkan ay ka qeyb galayaan dowladda Federaalka, ergooyin ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo soo jeediyay in la magacaabo Guddiga Madaxa...

Muqdisho, 12 December 2015: Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahhir ayaa soo jeediyay inay muhiimtahay in la magacaabo Guddiga madaxa banaan ee la dagaallanka musuq maasuqa iyo kan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka oo u codeynaya sharciga Iibka qandaraasyada Qaranka

Muqdisho, 12 December 2015: Barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeynaya sharciga Iibka Qaranka, iyada oo aqrinta labaad la marin doono  sharciga Maxkamadda Dastuuriga. Xildhibaan Maxamed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mahadaay: Ciidanka DFS oo Dhibaato ku haya dadka Shacabka

Muqdisho, 12 December 2015: Ninka lagu magacaabo Ciiley Warsame oo ah Ku xigeenka Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada ee Maamulka Degmada Mahadaay, ayaa ku eedeeyay Ciidanka Militariga Dowladda Federaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka oo ka hor-yimid tallaabadii Guddoomiyaha G/Banaadir ku...

Muqdisho, 12 December 2015: Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay tallaabadii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ku wareejiyay Xaruntii Ex Baarlamaan,...

View Article


VIDEO: Ma mudan tahay in madaxda Soomaalidu ku isticmaalaan luqad qalaad...

View Article

VIDEO: Degmada Ceelbuur oo aad u dayacan !

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doorashada 2016 iyo Shirka Madasha wada tashiga

Muqdisho, 13 December 2015: Maanta ayaa mar kale Shirki Madasha wada Tashiga ka bilaabanaya magaalada Muqdisho, kadib markii shirkii shalay qabsoomi lahaa uu u baaqday kala aragti duwanaan u dhaxeysay...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live