Kaalinta Siyaasadda Dumarka 2016-ka oo laga hadlay
Muqdisho | QOL | December 16, 2015 – Munaasabaddaan oo uu ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud islamarkaana ay soo Qaban qaabisay Marwada koowaad ee...
View ArticleMaanka Muddulood waa mudacyo afkood !
Muqdisho | QOL | December 16, 2015 – Waxaa marna laga aamusikarin in koox xagjir ah,siyaasadana ku fashilmay dowlad diid ah in loo cuskado beelaha Mudduloodd ee jecel nabada iyo wada noolaanshaha umada...
View ArticleDEG DEG: War murtiyeed laga soo saaray Shirki Wada Tashiga
Muqdisho, 16 December 2015: Waxaa maanta gelinkii dambe soo xirmay shirkii Madasha wada tashiga qaran ee hanaanka doorashooyinka sanadka 2016, iyadoo maalmihii shirka socday la isku qilaafay habka...
View ArticleMadaxweyne Xasan ”Xilligaan Soomaaliya waxay gaartey bisayl siyaasadeed”.
Muqdisho, 17 December 2015: Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay si rasmi ah u soo xirey Madasha Wadatashiga Qaranka oo beyahaan ka socday magaalada Muqdisho. Madashan oo...
View ArticleDHAGEYSO: ‘Khudbadihii’ ay Madaxda ka jeediyeen Shirka Wadatashiga
Muqdisho, 17 December 2015: Madaxweyne Xasan Sheekh, RW Cumar C/rashiid & Gudoomiye Jawaari ayaa Khudbado dhinacyo badan taabanaya ka jeediyay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran. Ra’iisul Wasaare...
View ArticleTarsan oo su’aal adag ka keenay doorashada 2016
Muqdisho, 17 December 2015: Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Max’ud Axmed Nur Tarsan ayaa su’aalo badan iska weydiiyay habkii lagu heshiiyay in ay u dhacdo doorashada sanadka 2016 isaga oo...
View ArticleOttawa Police officers raise money to run school in Somalia
December 17, 2015 | CFRA New Talk | by Alison Sandor | A group of Ottawa Police officers are raising money to help run a school in Somalia. The school was built in 2012, from the fundraising efforts...
View ArticleHistory in Somalia as Heegan Clash with Horseed in First ever football live...
| It is a great moment in Somalia after years of unending war football is finally becoming the tool of unification and this weekend history will be made in the first ever live match to be...
View ArticleDEG DEG: Gaari AMISOM ay leeyihii oo askari ku dilay duleedka Muqdisho
Muqdisho, 17 December 2015: Mid kamid ah Gawaarida Gaashaaman ee AMISOM wadato ayaa Goor-dhow Askari oo kamid ahaa Ciidanka Dowladda Soomaaliya ku dilay Deegaanka Tareedishe, ee ku dhow magaalada...
View ArticleMadaxweynaha iyo Wakiilka Midowga Afrika oo ka wadahadley xoojinta iyo...
Muqdisho, 17 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Midowga Afrika ee arrimaha Danjire...
View ArticleThe Festering Conflict Between The Diaspora and Local Youths
When a society intends on pursing every avenue of division amongst all its social and economic facets, the result is a guaranteed waste of precious time. The only saving grace of such a peoples is a...
View ArticleSheekh Shariif: Somalia waxaa dib u dhigay Qabiil & Dagaal
Muqdisho, 18 December 2015: Sheekh Shariif, Madaxweynihii hore ee Somalia oo ka waramay xaalada Soomaaliya, ayaa sheegay in dalka waxyaabaha uu ka horumari la’yahay ay ugu horeeyaan Dagaalka Sokeeye...
View ArticleGolaha wasiirrada oo ansixiyay dhismaha ciidanka Badda
Muqdisho, 18 December 2015: Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulankoodii caadiga ahaa maanta ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay sharciga dib u habeeynta iyo dhismaha ciidanka...
View ArticleRW oo maanta furey shir weynaha dhalinyarada Soomaaliyeed
Muqdisho, 18 December 2015: Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furey shirweynaha dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo ay wasaaradda dhalinyarada ay soo qaban qaabisay, waxaana...
View ArticleDiblumaasiyiin tababar loogu soo xidhay Qatar
Muqdisho, 18 December 2015: Diblumaasiyiin ka socday Wasaarada Arimaha dibeda ee Soomaaliya ayaa lasoo xidhay tababar mudo labo todobaad ah uga socday magaalada Doha ee dalka Qadar, iyadoona tabarkan...
View Article10 Countries With the Highest Proportion of Women in Parliament
Muqdisho | December 18, 2015 – 2013 was a record year for women in parliament around the world. The global average of participating women is now at 21.8%, up from 20.3% in 2012. The average was at 15%...
View ArticleJen. Tuuryare “Dhalinyarada Qurbaha ka yimid waa kuwa ugu badan ee Soomaaliya...
Muqdisho, 19 December 2015: Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Jen. C/raxmaan Tuuryare oo ahTaliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa sheegay in dhalinyarada ugu badan...
View ArticleCiidamada AMISOM oo dad rayid ah ku dilay deegaanka Golweyn
Muqdisho, 19 December 2015: Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in shalay gelinkii dambe ay dad rayid ah ku dileen deegaanka Golweyn ee gobolka Sh/Hoose, iyadoo falkan uu ka dambeeyay markii qarax lala...
View ArticleDr Nur Faarax wasiirka dakadaha DFS oo kasoo jeeda Hargaysa oo si culus uga...
Muqdisho, 19 December 2015: Midnimada Soomaaliya qofba si u arag. Bal fiirsada oo dhegeeysta Wasiirka Dakadaha ee Dowlada Federalka ah, fikrada uu ka qabo iyo sida ay asaga la tahay. Hoos ka dhageeyso...
View Article