Madaxweynaha oo la kulmay Wakiilka Mareykanka ee Soomaaliya
Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta garoonka diyaaradaga ee magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka dowladda Mareykanka ee arrimaha Soomaaliya, David...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jarey xarunta keydka shidaalka Muqdisho
Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey Xarunta Keydka Dhexe ee Shidaalka oo ay...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Waa in taageerada Caalamku ay noqotaa mid dadkeena u...
Muqdisho, 8 December 2015: Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu xoo xiray aqoon is-weydaarsi muddo saddex maalmood ah socday,...
View ArticleTaliyaha Booliska Cabudwaaq oo La dilay.
Muqdisho, 8 December 2015: Sida wararka nagu soo gaareen nin hubeysan ayaa shalay gelinkii dambe toogasho ku dilay Faarax Warsame Cimi oo ahaa taliyah booliska degmada Cabduwaaq ee gobolka Galguduud....
View ArticleShirka wada tashiga qaran ee ku saabsan doorashooyinka ee maanta furmay.
Muqdisho, 8 December2015: Maanta ayaa lagu wadaa in garoonka diyaaradaha Muqdisho uu ka furmo shirka wada tashiga heer qaran ee looga hadlayo doorashooyinka sanadka 2016, waxaana shirkan ka soo qeyb...
View ArticleXildhibaannada Koofur-Galbeed oo maanta la dhaariyay
Muqdisho, 8 December 2015: Golaha Baarlamaanka ee Koofur-Galbeed ayaa maanta lagu dhaariyay magaallada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayadoo ay munaasabadda dhaarinta ka qeyb galeen masuuliyiin ka...
View ArticleTartankii isboortiga ee Atlanta oo si qurux badan ku soo dhamaaday
Atlanta, GA | QOL | December 7, 2015 – Waxaa mar kale lagu qabtaya Magaaladda Atlanta Tartamo Isboorti ee Kubadda Cagta iyo Kubadda Koleyga, iyadoo ay ka soo qeyb galeen Halyeeyo Isboortiga...
View ArticleWhat is it mean? China’s new chapter for help to Africa.
China’s New Cooperation to Africa, will teach a lessons to Americans/Europeans, when it comes into reality! Mogadishu | QOL | December 8, 2015 | There are many an answered Questions about the new...
View ArticleMadaxweynaha oo soo xiray shirka madasha ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo...
Muqdisho, 8 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay Shir loogu diyaar-garoobayo Madasha Heerka...
View ArticleShirka Idaacadaha jaamacadda Carabta oo maanta ka furmaya dalka Tunisia
Muqdisho, 9 December 2015: Agaasimaha Radio Muqdisho, Mudane C/raxiin Ciise Caddo oo hogaaminaayo wafdiga ka socda Idaacadda Dowladda ee u matalaya Shirka Idaacadaha Jaamacadda Carabta ee maanta ka...
View ArticleXildhibaandda Baarlamaanka oo maanta ka hadlaaya Miisaaniyada 2016
Muqdisho, 9 December 2015: Kalfadhiga kulanka Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta waxaa la horkeeni doonaa Ajendaha Miisaaniyadda 2016 oo ay soo diyaarisay Wasaarada Maaliyadda ee dawladda...
View ArticleWasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo heshiis la gashay Bangiga Hormarinta...
Muqdisho, 9 December 2015: Wasiir kuxigeenka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Jamaal Xasan Ismaaciil oo ay wehelinayaan Agaasimaha Guud ee wasaaradda Mudane Axmed Xaaji Cabdi iyo saraakiil...
View ArticleRW Cumar C/rashiid: Waa la Musuq-maasuqay lacagtii loogu talo galay...
Muqdisho, 9 December 2015: Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid, ayaa Daboolka ka qaaday in Xukuumadiisa aysan ogeeyn halka lagu bixiyay Dhaqaalaha ay Beesha Caalamka...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo WFP u cusbooneysiisay heshiis ay uga howlgaleyso dalka.
Mogadishu, December 09, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u cusbooneysiisay heshiis ay hey’adda WFP uga...
View ArticleWasaaradda Arrimaha Dibadda oo afar gaadiidka martida ka heshay Dowladda Korea.
Mogadishu, December 08, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay uga mahadcelinysaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda...
View ArticlePolice implicated in Eastleigh shopping malls robberies
The Star | BY DOMINIC WABALA | December 8, 2015 | Elite anti-violent crime fighting units have raised concerns about robbers of Somali ethnicity in the recent burglaries targeting malls in Eastleigh....
View ArticleMadaxweynaha oo furay shir ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adaha iyo...
Muqdisho, 09 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir laba maalmod socon doona oo ku saabsan xoojinta...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Batroolka...
Muqdisho, 9 December 2015: Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, xaflad lagu daah furey xarunta cusub ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, iyadoo Wasaaraddu si rasmi ah kula soo wareegtay xog...
View Article