Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Gabre iyo Kacdoonka Dhallinyarada

$
0
0

Muqdisho, 6 December 2015: Soomaaliya waxaa ka maqan garaad ay ku kala saari-lahayd qof jecel iyo qofka nicib. Waxan aragnay waxa ka dhacaayo Gobollada Soomaaliya kuwaas ee uu ka taliyo General Gabre kana yahay Dalaal Weyn.

Dadka sida wanaagsan u gartay waxyaaba Itoobiya ka sameeyso gudaha Soomaaliya, ayaa noqday  AMIN AMIR iyo Fannaniin Soomaali ah oo ayagu heeso badan oo ku saabsan “Gabre iyo Itoobiya” allifay, kuwaas oo ay ka mid yihiin Kooxda lagu magacaabo QAYLA DHAAN iyo Qaar kale.

Bal halkaan ka daawada Heesta lagu magacaabo GABRE.

——————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles