Nicholas Kay oo la bedelayo
Moqdisho, November 21, 2015 — Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa lagu wadaa in bisha soo socoto la bedelo, waxaana Danjiruhu uu...
View ArticleXuska Maalinta macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Kuwait
Moqdisho, November 21, 2015 — Munaasabadda xuska maalinta macalinta Soomaliyeed oo uu soo qaban qabiyay Golaha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaarada...
View ArticleWAR DEG-DEG AH: Ciidamada Amisom oo dad shacab ah ku xasuuqay Marka .
Moqdisho, November 21, 2015 — Wararka magaalada Marka naga soo gaarayaa, ayaa sheegay in ugu yaraan dad 3 qof gaaraya ay ku geeriyooday, tiro kalana dhawaac ayaa soo gaaray, kadib markii Ciidamada...
View ArticleDagaal u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug oo saaka ka...
Moqdisho, November 22, 2015 — Dagaal u dhaxeeya Ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug ayaa saaka ka qarxay magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo dagaalka uu hada xoogiisa ka socdo...
View Article“Bulshada ayaa go’aamin doonto aayaha dalka ee 2016-ka”
Moqdisho, November 22, 2015 — Madaxweynaha Jamhuuriyaa Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ay go’aan ka gaari doonaan aayaha dalka iyo...
View ArticleHaweeney Gowracday Ninkeedii oo xaalad adag ku jirto.
Moqdisho, November 22, 2015 — Gabadha lagu magacaabo Fartuun Xuseen Cusmaan, oo maalmo ka hor ninkeeda ku dishay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, ayaa xaalad adag wajahaysa kadib markii ay...
View ArticleMadaxweynaha: ‘’Soomaaliya waxay waysey mid ka mid ah tiirarkii aasaaska u...
Muqdisho, 22 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi diray shacabka ,qoyska iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdullaahi Xasan...
View ArticleSafiirkii Soomaaliya u fadhiyay Masar oo geeriyooday
Moqdisho, November 22, 2015 — Safiirkii dowladda Soomaaliya u fadhiyay mudada dheer dalka Masar C/llaahi Xasan Maxamuud ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Qaahira ee dalka Masar, kadib xanuuno muddo...
View ArticleWasiirka Arimaha Gudaha oo ku baqay in la joojiyo dagaaalka Gaalkacyo
Moqdisho, November 22, 2015 — Wasiirka Arimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen , ayaa ka hadalay, shagayn in Dowlada Federalka ay ka xuntahay dagaalka ka curtau Gaalkacyo, kaas oo la sheegayo in 5...
View ArticleBaarlamaanka oo maanta warbixin ka dhageysanaya Guddigii xuduuda
Moqdisho, November 23, 2015 — Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageysanaya Guddigii dhowaan loo xil saaray, si ay u soo kormeeraan xuduuda Soomaaliya iyo...
View ArticleQofki lagu bedeli lahaa Nicholas Kay oo la ogaaday.
Moqdisho, November 23, 2015 — Warar cusub ee soo baxay, ayaa sheegaya in ninka bedeli-doono Nicholas Kay, lagu magacaabo Michael Keating, oo ah Diblomaasi u dhashay Wadanka Ingiriiska kuna dhashay...
View ArticleOdayaasha Gaalkacyo oo ku heshiiyay in la joojiyo dagaalka
Moqdisho, November 23, 2015 — Odayaasha dhaqanka ee Gaalkacyo, ayaa ku heshiiyay in dagalka iyo xiisadaha ka jiro magaaladaasi si deg deg loo joojiyo Odayaashaan oo ku kala sugan Koonfurta iyo...
View ArticleJaaliyadda Atlanta oo ka qeyb gashay furitaanka safaarada Soomaaliya ee...
Atlanta, GA – USA | QOL | November 23, 2015 – Waxa si rasmi ah loo furay Safaaradda Soomaaliyeed ee Magaaladda Washigton ka dib markii ay xirneyd ku dhawaad 24 sano,taa oo ay sabab u aheyd dagaaladii...
View ArticleBaarlamaanka D F oo Ansixiyay Sharciga Maalgashiga Shisheeye
Moqdisho, November 23, 2015 — Kulanka baarlamaanka ee maanta waxa ay xildhibaanadu guda galeen u codeynta hindise sharciyeedka maalgashiga Shisheeye oo soo maray marxaldooyinkii kale duwanaa ee loogu...
View ArticleWar-Saxaafadeed Isbadal kooban oo lagu sameeyey Golaha Wasiirada ee Xukuumada
Muqdisho | QOL | November 23, 2015 – Xilka qaadis iyo Magacaabid laga dhaxsameeyey golaha Wasiirada ee xukuumada Somaliya Degreetadaan Xilka looga qaadayey xubnaha golaha wasiirada qaarkood ayaa sidoo...
View ArticleNicholas Kay oo la badalay iyo ergay cusub oo Soomaaliya loo soo magacaabay
Moqdisho, November 24, 2015 — Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa Ergey cusub u soo magacaabay Soomaaliya, kaasoo bedeli doona kii hore Danjire Nicholas Kay. Masu’ulkan cusub ayaa u...
View ArticleSeven Somali Women Making a Difference
Moqdisho, November 24, 2015 — There are many strong, capable women in Somalia. Dr. Hawa Abdi, Deqo Mohamed, Amina Mohamed, Edna Adan, Ilwad Elman, Fartuun Adan, and Fatima Jibrell are seven such...
View Article