Golaha Wasiiradda oo isku raacay in dib loo furo Safaaradihii Soomaaliya ee...
Muqdisho, November 19, 2015 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka...
View ArticleNUSOJ condemns Arbitrary arrest of Television Journalist in Garowe, Puntland
Mogadishu, November 19, 2015 – The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the strongest terms possible to the arrest of the television journalist by the Puntland police in Garowe on...
View ArticleHaweeney lagu dilay suuqa Bakaaraha
Moqdisho, November 19, 2015 — Nin dhalin yara ah oo ku hubeysnaa bastoolad ayaa toogasho ku diley haweeney ku sugneyd suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Dilkan oo ka dhacay suuqa ganacsiga Daawada...
View ArticleINTERPOl oo raadinayso wiil Soomaali ah
Moqdisho, November 19, 2015 — INTERPOL oo ah Boliska Caalamka u qaabishan raadinta dimbiilayasha waaweyn, ayaa amray in la soo xiro Farah Mohamed Shirdon, oo ah Somalia Canadian ku biiray...
View ArticleHow the Rich Look Down on Migration
David Brooks’s $120,000 trip around the world shows us that everything looks beautiful from a distance. A raft of migrants approaches a beach on the Greek island of Lesbos, November 17, 2015. (Reuters...
View ArticleWasiir ka tirsan Dowladda Federaalka ah oo sheegay in Soomaaliya ka soo...
Moqdisho, November 20, 2015 — Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya oo wareysi xasaasi ah siiyay Idaacada VOA qeybteeda Afsoomaaliga, ayaa sheegay inay Soomaaliya ka soo baxday God madow ayna boos...
View ArticleShariif Xasan oo lacag badan ka helay Midowga Yurub.
Moqdisho, November 20, 2015 —Wafdi uu hoggaaminayay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ee uu la socday Wasiirka Qorsheynta Qaranka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba ee...
View ArticleAhlu Sunna-da Galgaduud oo ku gacan seeyrtay:- DF Soomaaliya,Gal-Mudug iyo...
Moqdisho, November 20, 2015 — Madaxweyne ku xigeenka Ahlu sunna ee Gobolada Dhexe, Cali Baashi Faarax, ayaa sheegay ineysan qaadan karin waxyaabaha kasoo yeeray shirarka wadatashiga Qaran ee ka dhacay...
View ArticleDEG DEG: Banaanbaxyo Xoogan oo mar dhow ka billowday Beledweyne
Moqdisho, November 20, 2015 — Warar mar dhow nasoo gaaray ayaa sheegayaa in magaalada Beledweyne uu ka billowday bannanbax xoogan oo aad u balaaran uu ka socdo magaaladaasi. Dibadbaxyadaan, ayaa la...
View ArticleAgaasimaha Radio Muqdisho oo la kulmay agaasimaha Wakaaladda Wararka Kuwait
Moqdisho, November 20, 2015 — Agaasimaha Wakaaladda Wararka dalka Kuwait Sheikh Mubaarak Aldiceyk, ayaa xafiiskiisa magaalada Kuwait ku qaabilay agaasimaha Radio Muqdisho Cabdiraxiim Ciise Caddo woo...
View ArticleWaxaan ku soo arkay Kalbarema! Qaybtii – 2-aad
Muqdisho | QOL | November 20, 2015 – Kalar Karti Daran, Dadyowga ku Nool Dunida in badan oo ka mid ah,waxa ay qabaan Karti Darro, Karti Darrada waxa ay ku dhacdaa,Shakhsiyaadka leh,Caqli meel dhaxaad...
View ArticleAhmed Hassan Awke, the undisputed heavyweight champion of the Speech and the...
By: Ahmed-yasin Mohammad Jama – Ahmed Hasan Awke and I, were friends for a long time, particularly for the last two and half years. We were at each others company almost daily for two and half years...
View ArticleRa’isul Wasaaraha Dalka oo Tababar Beydhabo Ugu Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan...
Moqdisho, November 20, 2015 — Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay tababar ugu soo xiray...
View ArticleAfricans too patient with politicians – Somali activist
The Observer | by DERRICK SENYONGA & JOSEPH KIMBOWA | Africans should use social media to network and cause change when faced with poor standards of living, delivery of services and marginalisation...
View ArticleWasiirka Waxbarashada oo u hambalyeysay Macalimiinta Soomaaliyeed
Moqdisho, November 21, 2015 — Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Khadra Bashiir Cali ayaa ugu hambalyeeysay macalimiinta Soomaaliyeed 21 November maalinta macalinka,...
View ArticleBaarlamaanka oo gudagalaya akhrinta labaad ee sharciga maxkamadda dastuuriga
Moqdisho, November 21, 2015 —Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa kaga doodi doona qaraar uu soo diyaariyay...
View ArticleKooxo Hubeysan oo La Wareegay Xaafad Ka Mid Ah Baladweyne
Moqdisho, November 21, 2015 — Warar naga soo gaaray magaalada Baledweyne ayaa sheegayaan in wali xaalada magaalada ay kacsantahay ka dib markii Maleeshiyaad Hubeysan ay xirteen wadooyinka muhiimka ah...
View ArticleXildhibaan Dalxa oo digniin culus u diray Dowladda Kenya .
Moqdisho, November 21, 2015 — Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo ka mid ahaa xubnihii xaqiiqa raadinta ahaa ee dhawaan gaaray xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, ayaa si faahfaahsan uga hadlay wixii...
View Article