Xiisad maanta ka taagan Gaalkacyo
Moqdisho, November 24, 2015 — Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xiisad dagaal ay taagantahay magaalada, iyadoo wali ciidamada kala taabacsan Puntland iyo Galmudug ay magaalada...
View ArticlePUNTLAND: Release Journalist Jama Deperani
NOVEMBER 23, 2015 | Authorities in Somalia’s semi-autonomous region of Puntland must immediately release journalist Jama Deperani said the East and Horn of Africa Human Rights Defenders Project and the...
View ArticleWasiirka Maaliyada Soomaaliland oo la kulmay wufuud ka kala socda Ingiriis...
Xukuumad Ahaan Lacagtii Doorashadu Waa Naga Diyaar | Hargeysa | November 24, 2015 – Wasiirka wasaaradda maaliyada Somaliland ayaa maanta xafiiskeeda magaalada Hargeysa waxa ay kulan kula qaadatay...
View ArticleTacsi: Marxuum Danjire Abdulahi Xasan
Abu Dhabi – UAE | 23/11/2015: Anigoo kuhadlayo magaceyga iyo kan Diplomasiyinta iyo shaqaalaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Imaaraadka Carabta waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, eheladii...
View ArticleTacsi : Marxuum Guuleed Maxamed Aadan
Marxuum Guuleed Maxamed Aadan November 24, 2015 – Guled Mohamed Aden, the son of Mohamed Aden Jama and Abdia Shiek Ahmed returned to his Creator on Monday November 16, 2015 at 8:34am (EST). Oh Allah...
View ArticleKulan Ay Haweenka Ugu Tashanayeen Sida Ay Uga Qeyb Qaadan Karaan Siyaasada...
Moqdisho, November 24, 2015 — Kulankani wadatashiga ah ee ay so qaban qaabisay wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda soomaaliya islamarkaana ay ka so qeyb galeen wasiirka wasasradda...
View ArticleRa’isul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Hey’adaha Qaramada Midoobay Kala Hadlay...
Moqdisho, November 24, 2015 — Kulankani Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cuamr Carte Qaalib uu la qaatay mas’uuliyiinta hay’addaha qaramada midoobay u qaabilsan Arrimaha...
View ArticleShirweyne Qaran ee Warbaahinta oo ka billowday Moqdisho.
Moqdisho, November 24, 2015 — Waxaa barqadii maanta si rasmi ah uga furmay shirweynaha qaran ee horumarinta saxaafadda Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan wasiirrada warfaafinta dowladda...
View ArticleGuddiga dib u heshiisiinta Qaranka oo bogaadiyay shirarka ay dowladdu qabato
Moqdisho, November 25, 2015 — Guddiga dib u heshiisinta Qaranka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxa ay uga hadleen arrimaha la xiriira hiigsiga Soomaaliya ee sanadka 2016-ka iyo...
View ArticleDagaalka Damu-Jadiid iyo Puntland oo lagu naafeynayo Horumarka Nolosha...
Muqdisho | QOL | November 25, 2015 – Koox yar oo dhaqan kelitalisnimo leh ayaa madaxtooyada Soomaaliya taladeeda ku hogaamiya dulmi iyo shar ay ka dhalatay hogaanxumo sababtay in dalka uu ka dhaco...
View ArticleShirka Wasiirada Warfaafinta ee Dawladda Federaalka, Dawlad goboleedyada...
Warmurtiyeedka | Muqdisho 24 – 25 November 2015 | Wasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo...
View Article“Ciidamada Miina baarista Booliska waxay qeyb weyn ka qaataan Sugida Amniga...
Moqdisho, November 25, 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu soo bandhigayey waxqabadka ciidammada gaarka ah ee booliska ugu qaabilsan miino...
View ArticleSargaal ka tirsanaa Wasaaradda Amniga Qaranka oo maanta lagu dhaawacay Muqdisho.
Moqdisho, November 25, 2015 — Warar cusub oo iminka naga soo gaaray Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in qaliin uu ku socdo nin sargaal ah ee ka tirsanaa Wasaaradda Amniga...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Ra’iisul Wasaarihii hore ee...
Moqdisho, November 26, 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Mr Kjell Magne Bondevik oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid...
View ArticleSafiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar oo mar dhow lagu aasay Muqdisho
Moqdisho, November 26, 2015 — Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo Jaamacadda Carabta Allaha u naxariistee Dr. C/llaahi Xasan Maxamuud ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho, kadib...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo Gaalkacyo u tagaya xalinta xiisada Puntland iyo Galmudug
Moqdisho, November 26, 2015 —Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inuu gaaro magaalada Gaalkacyo, halkaasoo maalmihii u dambeeyay ay ka taagneyd xiisad...
View ArticleLabo Askari oo canshuur qaadayaal ah oo lagu dilay Muqdisho.
Moqdisho, November 25, 2015 — Sida warka nagu soo gaaray, koox hubaysan ayaa Maanta ku dilay labo askari oo ah kuwa canshuurta qaada oo loo yaqaan” Municipio ” Dilkan ayaa ka dhacay Xaafadda...
View ArticleCiidanka Dowlada Shiinaha oo dhoolatus ka sameeyay Biyaha Soomaaliya
Moqdisho, November 27, 2015 — Marki ugu horreysay ayaa Ciidamada Badda ee dalka Shiinaha iyo kuwa gaashaanbuurta NATO oo wadajira ayaa dhoolo tus ka sameeyay Badda Soomaaliy kaas oo ka dhan ah burcad...
View ArticleRW Cumar C/rashiid oo Goor-dhow ka degay Cadaado
Moqdisho, November 27, 2015 — Ra’iisul Wasaaraha D F ee Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa mar dhow ka degay garoonka Magaalada Cadaado, ee xarunta Galmudug. RW Cumar C/rashiid waxaa wehliya oo la...
View Article