Moqdisho, November 21, 2015 — Wararka magaalada Marka naga soo gaarayaa, ayaa sheegay in ugu yaraan dad 3 qof gaaraya ay ku geeriyooday, tiro kalana dhawaac ayaa soo gaaray, kadib markii Ciidamada Amisom ay, rasaas ku fureen dad shacab ah oo ku sugnaa Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada Amisom, ayaa rasaastaan furay kadib markii qarax lagula egtay Bartmaha Magaaladaasi. Xaalad kacsnaan ah, ayaa ka jirta aaga uu ka dhacay qaraxa, waxaana laga baqayaa inay korarto jawaabta arxan darada ah ee ay bixinayaan Ciidamada Amisom ee ku sugan Marka.
Ma aha marki ugu horreyasay ee AMISOM ai dad shacab ah lu laayaan magaalada Marka.
Wixi war ah ee nagu soo korha dib ayan u soo qori-doonaa.
——————————————–
Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho