Wasiirka Haweenka: Waxaa billowday Doodihii Shirka wada tashiga Baydhabo
Moqdisho, November 16, 2015 — Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Sahra Cali Samatar oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa Radio Muqdisho u sheegtay in maanta ay bilawdeen...
View ArticleWAR DEG DEG AH: Wariye Axmed Xasan Cawke oo geeriyooday
Axmed Xasan Cawke Moqdisho, November 17, 2015 — Waxaa Magaalada Jig-jiga ee Ismaamulka Soomaalida dalka Ethiopia ku geeriyooday, Allah u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke, oo kamid ahaa Wariyaashii...
View ArticleKenya oo sheegtay in aysan ciidankeeda ka saari doonin Soomaaliya
Moqdisho, November 17, 2015 — Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan marnaba ciidamadeeda kala bixidoonin Soomaaliya, xilli Baarlamaanka Soomaaliya uu soo jeediyay qaraar ka dhan ah joogitaanka...
View ArticleGuddi xaqiiq raadin ah oo Dowladda u direyso degmada Beled-Xaawo
Moqdisho, November 17, 2015 — Guddi xaqiiq raadin ah ayaa maanta u ambabixi doona degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo guddigan ay ka kooban yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan...
View ArticleWasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida Weriye Axmed Xasan Cawke
Moqdisho, November 17, 2015 — Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay...
View ArticleMadaxweyne Xasan ‘’Weriye Cawke waxaa uu ahaa nin wax weyn soo qabtey,...
Muqdisho, 17 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke...
View ArticleXaflad weyn oo lagu soo dhaweynayey Amb. Maxamed Mukhtaar Beeleey iyo...
November 17, 2015 | COLUMBUS, OHIO – Caawa waxaa magaalada Columbus, Ohio ka dhacday kulan balaaran oo ay ka soo qeyb galeen jaaliyada Soomaalida ee Columbus Ohio oo si weyn loogu soo dhaweeyay...
View ArticleMadaxweynaha oo Dubai uga qeyb galaya Shir Ganacsiga ku saabsan
Moqdisho, November 17, 2015 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isu-tagda Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa wafdigiisa ayaa...
View ArticleSafaaraddi Soomaaliya ee Mareykanka oo dib loo furay –
Moqdisho, November 18, 2015 — Safiirka Soomaaliya ee dalka Mareykanka ,Axmed Ciise Cawad, ayaa xaqiijiyay in dib loo furay 24 sano kadib Safaaradii Soomaaliya ay ku lahayd Magaalada Washington. Dib u...
View ArticleMaddaxweynaha Kenya oo sheegay in aysan cadaw ku ahayn Soomaaliya.
Moqdisho, November 18, 2015 — Madaxwaynaha Kenya Uhuru, oo hadal ka jeedinayay meel fagaare ah, ayaa sheegay inaysan dowladiisa cadaw ku ahayn Ummada Soomaalida iyo Guud ahaan muslimiinta. Uhurru,...
View ArticleXildhibaanadii Loo Diray Baled-Xaawo oo shaaciyay wixii ay Soo Arkeen
Moqdisho, November 18, 2015 — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi Xaqiiqo raadin ah u dirtay Xadka Soomaaliya iyo Kenya kadib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in Dowladda Kenya ay ku xad...
View ArticleWasiirka Warfaafinta oo la kulmay dhiggiisa Kuwait
Moqdisho, November 18, 2015 — Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmaed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdiga uu hogaaminayo oo howlo shaqo ku jooga dalka Kuwait...
View ArticleShirka ku saabsan waxyaabaha ka dhaqan galay New deal oo la qabtay
Moqdisho, November 18, 2015 — Shirkaan oo looga hadlayey waxyabhii ka qabsoomay barmanijka new Deal iyo caqabaha ka horyimid ayaa maanta lagu qabtay magalada Muqdisho, waxaana ka qayb galay...
View ArticleWafdigi tegay xuduudka Kenya- Soomaaliya iyo wixi ay arkeen.
Moqdisho, November 19, 2015 — Gudiyo isku dhaf ah ee uu hogaaminayo Wasiirka Difaaca oo ay wehliyeen Guddiyada Baarlamaanka ee difaaca, Arrimaha Gudaha, Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo...
View ArticleEthiopia oo Ahlusunna ka furatay, Guuled-na la heshiisay
Moqdisho, November 19, 2015 — Warar na soo gaaray ayaa sheegayaa in Ethiopia ay ku amartay Madaxweynaha Maamulka Ahlu Sunna Sheekh Maxa’ed Shaakir inuu ka tanaasuli sheegashada Madaxweynaha Gobolada...
View ArticleR/Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Bulshada Baydhabo.
Moqdisho, November 19, 2015 — Raisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarrke oo shalay socdaal ku tagay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa kulamo la...
View ArticleQarax ka dhacay magaalada Afgooye.
Moqdisho, November 19, 2015 — Qarax xalay ka dhacay magaalada Afgooye, ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen labo askari, sedax kalane ay ku dhaawacmeen. Qaraxa oo wali la baarayo, ayaa la sheegay...
View Article