Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed Amar Lagu Siiyay Diyaaradaha Ay Soo Saartay Gal-Mudug

Moqdisho, November 14, 2015 — War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Duullimaadka Maamulka Galmudug ayaa ku amartay Diyaaradaha Duullimaadka in ay ka soo degaan Garoonka Diyaaradaha USHAKA ee Koofurta...

View Article


DEG DEG: Dagaal goor dhow ka qarxay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo

Moqdisho, November 14, 2015 —Warar mar dhow naga soo gaaray Waqooyoga Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay Dagaal Xooggan oo u dhaxeeya Maleeshiyo Beeleed & Ciidanka Dowladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee India

Moqdisho, November 14, 2015 — Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee...

View Article

Baarlamaanka oo go’aamiyay in sharci laga soo saaro darbiga Kenya ay ka...

Moqdisho, November 14, 2015 — Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”  ayadoo...

View Article

R/wasaaraha oo dalka dib ugu soo laabtay

Moqdisho, November 14, 2015 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe dalka dib ugu soo laabtay,...

View Article


VIDEO: Dayniile

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Cabdisamad oo sheegay in Xukuumada ay heshiis la galeeyso Kenya

Moqdisho, November 15, 2015 —Cabdisamad Macalin Maxamuud oo horay u soo noqday Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Xukuumadii KMG aheyd, hadana ah xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Federalka, ayaa sheegay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maareeyaha dekadda Kismaayo oo beeniyay in dhuxul laga dhoofiyo Kismaayo

Moqdisho, November 15, 2015 — Maareeyaha dakadda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose Cabdullaahi Dubad Shiil ayaa sheegay inay la socdaan waxkasta oo ka baxa dakadda ayna been abuurtahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Haweenka oo ku baaqday in la dhiiri geliyo gabdhaha waxbaranaya

Moqdisho, November 15, 2015 — Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay in sida kaliya ee looga hortagi karo dambiyada ka dhanka ah beni’aadanimada ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha oo si kulul uga hadlay derbiga Kenya ay ka...

Moqdisho, November 15, 2015 — Xubnaha Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha iyo  Federaalka oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka hadleen darbiga Dowladda Kenya ay qorsheyneyso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mshruuc lagu horumarinayo kalluumeysiga oo maanta laga hirgeliyay xeebaha...

Moqdisho, November 15, 2015 — Mashruuc loogu talagalay kalluumeeysatada iney si fudud ugu jillaabtaan ayaa laga hirgeliyay xeebaha maagalada Muqdisho. Mashruucaanfad  oo ah qalab badda la dhigayo...

View Article

VIDEO: Siyaasad cakiran, Axmed Madoobe, gudoomiyaha gobolka Nugaal iyo...

View Article

VIDEO: Dayniile

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjiraha Soomaaliya ee South Africa oo la kulmay xubno ka tirsan jaaliyadda...

Moqdisho, November 16, 2015 — Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika ayaa caawa shir u qabatay qaar ka mid ah Aqoonyihanada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee Gobolka Gauting kaasoo loogu hadlay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Amniga oo Guddi baara u bixiyay sarkaalkii lagu dilay Beledweyn

  Moqdisho,November 16,2015 — Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo ah Wasiirka Amniga, ayaa sheegay in Guddi soo baara u magacaabeen dilkii sarkaal ka tirsan Hey’adda Mine Action maalin ka hor lagu dilay...

View Article


Shirka Wada tashiga ee doorashada 2016 oo ka bilowday Gobollada dalka

Moqdisho, November 16, 2015 — Shirka wada tashiga ee looga arrinsanayo habka doorashada dalka ka dhici karta sanadka 2016 ayaa ka bilowday magaalooyinka maamul goboleedyada dalka, iyadoo shirarkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo ku baaqay in khilaaf laga ilaaliyo wixii ka soo baxa shirarka...

Moqdisho, November 16, 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fariin ku saabsan wada tashiyada dalka laga bilaabayo u diray shacabka, isagoo ugu baaqay inay aragtooda muhiimka ah...

View Article


QM oo si kumeel gaar ah u joojisay qaxootiga Soomaalida ah ee kenya ka soo...

Moqdisho, November 16, 2015 —Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay iyadoo roobab ay ka da’ayaan qeybo ka mid ah waddanka in ay gooyeen waddooyinka ay soo mari jireen...

View Article

Si dhaw ayan ula soconaa shirarka ka dhacaya Magaalooyinka dalka

Moqdisho, November 16, 2015 —Guddiga doorashooyinka madaxa banana ayaa sheegay in xubno ay ugu jiraan shirarka wada tashiga ah ee ka dhacaya magaalooyinka dalka qaar kood. Guddoomiyaha Guddiga madaxa...

View Article

Dagaal qasaare geystey oo ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhex maray meel...

Moqdisho, November 16, 2015 — Sida wararka nagu soo gaarayya, ayaa la sheegayaa in dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac uu ku dhex maray Ciidamo ka wada tirsan dowladda, xero ku taal degmada Dayniile...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live