Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Wasiirka Haweenka: Waxaa billowday Doodihii Shirka wada tashiga Baydhabo

$
0
0

Moqdisho, November 16, 2015 — Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Sahra Cali Samatar oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa Radio Muqdisho u sheegtay in maanta ay bilawdeen Doodihii shirka wada tashiga ee 2016 iyo habka ay doorashooyin dalka uga dhici karaan,

Iyadoo tilmaantay in dadka reer Baydhabo ay u bisil yihiin wada hadalo furan oo lagaga tashanaayo Mustaqbalka Soomaaliya iyo sidii 2016 dalka loo gaar siin lahaa hanaan doorasha ah.

Halkaan ka dhagayso waraysiga Wasiirka oo Dhamaystiran.

.

———————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles