Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Si dhaw ayan ula soconaa shirarka ka dhacaya Magaalooyinka dalka

$
0
0

Moqdisho, November 16, 2015 —Guddiga doorashooyinka madaxa banana ayaa sheegay in xubno ay ugu jiraan shirarka wada tashiga ah ee ka dhacaya magaalooyinka dalka qaar kood.

Guddoomiyaha Guddiga madaxa banana ee Doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil ( Xaliimo Yareey) oo joogta magaalada Baydhaba ee gobolka Bay ayaa Radio Muqdisho uga warantay sida ay wax uga socdaan Magaalooyinkaas iyo Xubnaha iyaga u matalaya.

Halkaan ka dhagayso Waraysiga.

 

 

 

.

———————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles