Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka wadahadley iskaashiga amniga...
Muqdisho, 9 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta kulan ku...
View ArticleOdawaa oo loo dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka
Muqdisho, 9 November 2015:Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa goor dhow loo dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya, asagoo lagu bedelay Xildhibaan...
View Article“Iskaashiga waddamada Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America waxa uu muhiim u...
Moqdisho, November 12, 2015 —Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta iyo Koonfuur America ee ka socdey...
View ArticleNUSOJ Joins MAP in Condemning the Act of Suppression against The Right to...
Mogadishu, November 12,2015 | The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) joins the Media Association for Puntland MAP in condemning the suspension against the “Deperani Show” and its producer of...
View ArticleXisbiyada oo Hindise sharciyeed Xisbiyada Siyaasadeed Talooyin ka soo jeediyay
Muqdisho | Novermber 12, 2015 | Xisbiyada Siyaasadeed ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdishiyo iyagoo sheegay in Shir labo maalmood qaatay ku yeeshay Xarunta Oslo ee Nabada &...
View ArticleTuberculosis kills Somali on trial for piracy
November 11, 2015 | MUMBAI: One of the 120 alleged Somali pirates nabbed in four operations died of natural causes at JJ Hospital on Sunday. The 28-year-old undertrial, Abdi Chama, had tuberculosis...
View ArticleGolaha Wasiirada oo ansixiyay heshiiska caafimaadka ee Soomaaliya iyo Turkiga
Muqdisho, November 12, 2015 – Golaha Wasiriida ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha...
View ArticleDr. Cali Cusmaan: Hambalyo guddiga Olimpigadda Soomaaliyeed
Atlanta, USA | QOL | November 12, 2015 | Waxaa dhawaan magaaladda columbuus ee Gobolka OHIO booqasho taarikhiahki ah ku yimid Gudoomiyaha guddiga Olimpigadda Soomaliyeed Mr. Cabdulaahi Trabi iyo...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay
Moqdisho, November 12, 2015 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu ku tegay waddamada Uganda, Jabuuti...
View ArticleR/wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in madaxweynaha Kenya uu kala hadlay...
Moqdisho, November 12, 2015 —R/wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda Kenya uu kala hadlay in xadka Soomaaliya iyo Kenya aan laga dhisin darbi kala qeybiya labada wadan. R/wasaaraha Xukuumadda...
View ArticleVEDIO | KDF charcoal scandal: Military denies trading with Al Shabaab
November 12, 2015 | QOL | Mark Masai speaks to KDF spokesperson Col. David Obonyo & Journalist for Justice-Nairobi’s Kwamchetsi Makokha on the KDF charcoal & sugar scandal. . ....
View ArticleMalta oo Ka Furmay Shirka Midowga Yurub Oo looga Hadlayo Qaxootiga Afrika
Moqdisho, November 13, 2015 – Wadanka Malta ayaa waxaa ka bilawdey shirweyne ay ka qeyb galayaan hogaamiyayaasha dalalka Midowga Yurub iyo Afrika oo ka wadahadlaya xaalada cakiran ee qaxootiga badan...
View ArticleOdawaa : “Mowqifka dowladda waa cad yahay, ma ogolin darbiga ay Kenya ka...
Moqdisho, November 13, 2015 — C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ah Wasiirka Arimaha Gudaha ee Federalka, ayaa sheegay in shirkii Golaha Wasiirada ee ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho looga...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo dib ugu yeertay Safiirkeeda Dalka Kenya.
Moqdisho, November 13, 2015 — Dowladda Soomaaliya, ayaa dib ugu yeeratay Safiirka u fadhiga Nairobi, kadib markii Kenya ay kusoo xad-gudubtay Dhulka Somalia oo Derbi wayn ka dhisayso. Wasiirka...
View ArticleMaxaa la gudboon Wasiir Xaglo-toosiye?
Qalinkii: Saleebaan Kalshaale | November 13, 2015 | Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Saleeban Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), waxa uu xaqiijiyey guul siyaasaddeed oo uu ku bedelay falsafad...
View ArticleMadaxweynaha Indonesia Oo Warqadaha Safiirnimo Ka Guddoomay Safiirka Dowlada...
Maanta oo ay taarikhdu tahay 13 November, 2015 oo Jimce ah ayaa Mudane Cabdixakiim Ugaas Cali Yasin Danjiraja Jamhuuriyadda Soomaaliyeed ee Indonesia uu Waraaqihii Aqoonsiga ee Danjienimo ka...
View ArticleWaxaan ku soo arkay Kalbarema!
South Africa | QOL | November 13, 2015 – Wadanka South Africa oo sida magiciisa ka muuqata kuyaala Koonfurta Qaarada Afrika,ayna ku kulmaan labada badood ee Badweeynta Hindiya iyo Badda Atlaantic,...
View Article“Fikirka ay Kenya Soomaaliya u soo gashay, ma ahan inay dhul qaataan,...
Moqdisho, November 14, 2015 —Ninka ka taliya Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si la yaab leh mar kale u difaacay qorshaha ay Ciidamada Kenya ku soo galeen Soomaaliya,...
View ArticleBaarlamaanka oo maanta la horgeynayo dood ka dhan ah Darbiga Kenya ka...
Moqdisho, November 14, 2015 — Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya qaraar ku aadan, kana dhan ah xagudubka Kenya ay sameysay xuduuda, gaar ahaan ay ka dhiseyso...
View Article