Canada approves refugee claim of man who fled Somalia after death threat
by The Canadian Press | October 01, 2015 | WINNIPEG – A Somali man who swam across the Red River thinking it was the border between the United States and Canada has had his refugee claim accepted. The...
View ArticleMental health workers hope to overcome stigma in Somali community
MPRNews | October 1, 2015 | by Laura Yuen | The effects of trauma experienced by Somali refugees and their children in Minnesota can be persistent and debilitating, yet few are getting the help they...
View ArticleCalanka Falastiin oo laga taagay xarunta Qaramada Midoobay
Mogadisho | QOL | October 1, 2015 — Calanka Falastiiniyiinta ayaa markii ugu horreysay laga taagay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York kadib markii dhowaan cod loo qaaday . Arrintaasi...
View ArticleMadaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay
Mogadishu, 1 October 2015:Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu soo gaaray garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin uu horkacayo...
View ArticleRa’isul Wasaare Cumar C/rashiid oo khudbad ka jeediyay shirka golaha Q.M
Mogadishu, 2 October 2015: Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ka qeyb galaya shir madaxeedka Qaramada midoobay islamarkaana xalay khudbad ka...
View ArticleSomalia PM and UN Secretary General met and discussed issues relating to the...
Mogadishu, October 2, 2015 | The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia H.E. Omar Abdirashid Sharmarke who is attending the United Nations General Assembly in New York today visited the UN...
View ArticleLong-Neglected Somalia Comes in From the Cold
The Washington Diplomat | By Larry Luxner | September 30, 2015 | Somalia doesn’t have much of an embassy here. But after 24 years in the dark, it does have an ambassador at last: Ahmed Isse Awad. A...
View ArticleShirkad bixisa shidaalka diyaaradaha oo maanta ka shaqo billowday garoonka...
Mogadishu, 2 October 2015: Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada iyo wasiiru dowlaha wasaaraddaasi ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad xarigga looga jarayay shirkad cusub oo shidaalka...
View ArticleGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Qaahira heshiis kula saxiixday Shirkad ganacsi
Mogadishu, 2 October 2015: Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo matalaya Soomaaliya ayaa magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar heshiis ganacsi kula saxiixay Shirkad lagu...
View ArticleWaxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay 03 October 2015
Mogadishu, 03 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...
View ArticleWasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa heshiis lagu bixinayo mushaaradka...
Mogadishu, 03 October 2015 –Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farketi ayaa magalaada Nairobi kula saxiixday Bangiga Aduunka heshiis mudo shan sano ah soconayo oo...
View ArticleNUSOJ oo Cambaareysay Xarigga Maamulka Sare ee Telefishinka Universal
Mogadishu, 03 October 2015 –Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa cambaareeyay xarigga qaar ka mid ah maamulka sare ee Unibersal, iyo shaqo ka joojinta lagu sameeyay xafiiska...
View ArticleWasiir ku-xigeenka caafimaadka oo tababar u furay howlwadeenno caafimaad
Mogadishu, 03 October 2015 –Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxmaed Cabdi ayaa maanta tababar la xiriira kala dheereynta Ubadka iyo daryeelka...
View ArticleWasiirka Howlaha Guud oo u safray dalka Talyaniga
Muqdisho, 11 October 2015- Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Egn Saalax Sheekh Xuseen oo Warbaahinta Qaranka kula hadlayay Maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee...
View ArticleWasiirka warfaafinta oo ka hambalyay munaasabadda maalinta calanka
Muqdisho, 12 October 2015- Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye” oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy hambalyo ku aadan maadaama...
View ArticleRoobabka deyrta oo xalay ka curtay Beledweyne
Muqdisho, 12 October 2015- Roobab lagu diirsaday ayaa xalay waxaa ay ka da’een deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo ay ku jirto magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wariyaha gobolka...
View Article12-ka Oktobar waa maalin ku weyn Midnimada Soomaaliyeed
Muqdisho, 12 October 2015- Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka Buluugga ah ee u eg samada...
View ArticleDiyaarad mar dhow ku dhacday duleedka Afgooye
Mogadishu, 12 October 2015- Diyaarad weyn oo nooca rakaabka ah ayaa caawa fiidkii ku dhacday inta u dhaxeysa deegaanka Carbiska iyo degmada Afgooye. Taliye ku xigeenka saldhigga Booliiska ee degmada...
View ArticleR. Wasaare Sharmarke “Calanka looma sameyn Jamhuuriyadda oo kaliya, waxa uu...
Muqdisho, October 12, 2015 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday xarunta dowladda hoose taasoo lagu maamuusayay 61 sano...
View ArticleShirka dhismaha Ciidanka Heeganka ah ee Bariga Afrika oo ka furmay Jabuuti
Muqdisho, 13 October 2015 – Shir looga hadlayay sidii loo dhisi lahaa ciidammo heegan ah oo uu yeesho gobolka Bariga Afrika ayaa ka furmay magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti. Kulankaan...
View Article