Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Gudoomiye Ku-Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka oo Nairobi Tababar ugu soo...

Muqdisho, 28 September 2015: Gudoomiya ku xigeenka Koowaad ee golaha baarlamanka Soomaaliya mudane Jeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Nairobi tababar mudo todobo maalmood ah socday ugu soo...

View Article


Ciidamada Israa’il oo gudaha u galay masjidka Aqsa

Muqdisho, 28 September 2015: Saakay, waaberigi hore, ayeey ciidamada Israa’iil markale gudaha u galeen Masjidka Barakeysan ee  Al Aqsa. Ciidamada Israa’iil ee  galay Masjidka ayaa  weeraray dad...

View Article


Madaxweyne Xasan Sh. iyo Ban ki Moon oo shir guddoominaya kulan looga hadlayo...

Muqdisho, 28 September 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa maanta shir guddoominaya kulan gaar ah oo looga hadlayo xaaladda...

View Article

R/wasaaraha Britain oo xaqiijiyay in uu ciidamo u dirayo Soomaaliya iyo South...

Muqdisho, 28 September 2015: R/wasaaraha Britain David Cameron ayaa xalay ku dhawaaqay inuu boqolaal askari  uu u dirayo waddamada Somaliya iyo South Sudan, David Cameron R/wasaaraha Britain ayaa...

View Article

Shir weynaha golaha Qaramada Midoobay oo maanta furmaya

Muqdisho, 28 September 2015: Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada New York ee dalka Maraykanka ka furmaya shirweynaha golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay (General Assembly) kaasi oo sanadkan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo lagu soo geba gebeeyay New York

  UN Secretary General, Ban Ki-moon (L) and Somalia’s President Hassan Sheikh Mahamud give a joint press conference on October 29, 2014 in Somalia’s capital, Mogadishu. UN chief Ban Ki-moon warned on...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA

‘’Muhimadda in Nabadda la Maalgashado: Qorsheyaasha Muhiimka u ah 2016-ka iyo waqtiga ka sii dambeeya” Shirka Heerka Sare ee Arrimaha Soomaaliya ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay 28 September , 2015...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda amniga gudaha oo diyaarisay qorshayaal lagu adkeynayo amniga

Muqdisho, 29 September 2015: Wasaaradda amniga gudaha ayaa sheegtay iney dar dar gelineyso howlgallada lagu adkeynayo amniga, looga hortagayo falalka argagixisada. Afhayeenka wasaaraddaasi Maxamed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub Ee Somaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo...

Muqdisho, 29 September 2015: Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta gaaray taliyaha guud ee ciidamada Midowga Yurub General Patrick De Rousiers, iyadoo si wanaagsan ay ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka Imaaraadka oo Muqdisho ku feeray mas’uul sare iyo Madax Soomalyeed...

Muqdisho, 29 September 2015: –Dhacdo fool xumo badan, islamarkaana sharaf dhac ku ah madaxbanaanida Soomaaliya, ayaa 27-kii bishan September ka dhacday xarunta ciidamada badda Soomaaliya ee Shangaani...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay Bankiga horumarinta Africa

    Muqdisho, 29 September 2015: Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dib ugu soo laabta magalaada Muqdisho, kadib markii shir looga hadlayey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha: “Waxan beesha caalamka uga mahad celinayaa sida ay uga go’an...

New York, 28 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaaney dalalka beesha caalamka ee ka qeybgaley shirkii gaarka ahaa arrimaha...

View Article

Madaxweynaha: ‘’Soomaaliya waxay saddexdii sanno ee la soo dhaafey guulo...

New York, 29 September: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Shir Madaxeed Gaar ah oo looga hadlayey la dagaalanka kooxda ISIL iyo...

View Article


Madaxweynaha oo soo dhoweeyay baaqa Djibouti

New York, 30 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay talo soo jeedinta Madaxweynaha Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar...

View Article

Dowladda Qatar oo sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya

Muqdisho, 30 September, 2015: Kaaliyaha arrimaha dibadda ee Dalka Qatar Maxamed bin Abdullah Al Rumaihi ayaa sheegay in dowladda Qatar ay sii xoojineyso taageerada ay u fidineyso dowladda Soomaaliya,...

View Article


Maamulka K/ Galbeed oo tababar u furay ciidan ka qeyb qaata sugidda amniga

Muqdisho, 30 September, 2015: Maamulka Koofurgalbeed ee dalka ayaa sheegay in degmooyin ka tirsan Gobolada Baay iyo Bakool tababaro looga furay ciidamo maamulkaasi uu ugu talagalay sugida amniga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manitoba to give emergency funds for refugee assistance program

|   Sahra Ali Ahmed, her six-year-old son, Amin, and three other refugee claimants had walked for seven hours to reach the Canada-U.S. border crossing at Emerson, Man., over the weekend. (Karen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo Maanta Nairobi Ku Kala Saxiixday...

Muqdisho, 30 September, 2015: Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta xarunta safaarada Soomaaliya ee magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo lagu horumarinayo ciidanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

U GARGAAR: Dad uu ku habsaday xannuun aan noociisa la garanayn oo...

GABILEY | October 1, 2015 | “Afar qof oo isku Qoys ah oo dhamaantood uu Laxaadka ka fadhiisiiyey Xannuun dalka waxba lagaga qaban kari waayey”…Halkan  ka daawo Barmaamuj laga diyaariyey:   Sharaxaad...

View Article

Shirkii joogtada ahaa ee golaha wasiirada

Muqdisho, October 1, 2015  | Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live