Mogadishu, February 25, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China u qaabilsan Soomaaliya ambassador Wei Hongtian oo ay ka wada hadleen xiriirka soo jireenka ah ee labda dal , iskaashiga , fulinta barnaamijyo horumarineed iyo dhaqan-gelinta heshiisyo labada dowadood hore […]
↧