Mogadishu, February 25, 2015 – Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweysay Magacaabista H.E. Katherine Simonds Dhanani inay noqoto Danjirihii ugu horeeyay ee Mareykan ah oo loo soo magacaabo Soomaaliya tan iyo sanadkii 1991, tani waxa ay cadeyn u tahay xiriirka fidaya ee labada dowladood iyo labada shacab u dhaxeeya. Dowladaha Mareykanka iyo […]
↧