Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Warbixin Ku saabsan Waxqabadka Jamciyada Samafalka ee Hooyo 1435

Fadlan walaal ku dadaal inaad khayrka nagala qayb qaadatid Jamciyada Samafalka ee Hooyo Warbixin Kooban Waxaa diyaariyey: C/risaaq Tel 00252907795261/7707706 – Galkacyo – Puntland Magaca Jamciyada:...

View Article


Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud oo daah-furay horyaalkiisa 30-aad

Muqdisho | QOL | November 30, 2014 | Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah-furay Horyaalkii 30-aad ee Ciyaaraha fudud, iyadoo furitaanka Horyaalkana loo qabtay...

View Article


Gacantaad GABRE ku salaantay ha kaa GO’DO! Q2AAD

Muqdisho | QOL | November 30, 2014 | Shirkii Denmark dadka yimid waxay isugu jireen masuuliyeen ka socotay dawladda dhexe, maamulayaasha gobollada iyo maamul goboleedyada, ayna jireen dad kale oo...

View Article

C/qaadir Shariif Xasan Sheekh Aadan oo loo dhaariyay Xildhibaanimo

Muqdisho | QOL | December 2, 2014 | Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa Maanta lagu dhaariyay Xildhibaan cusub oo bedelaya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo hada ah Madaxweynaha...

View Article

Public health nurse, two sons identified as East York homicide victims

Zahra Mohamoud Abdille, 43, and her two sons Faris, 13, and Zain, 8, are the three victims found dead in an East York apartment Saturday afternoon. By: Olivia Carville Staff Reporter| December, 02 2014...

View Article


Kenyan troops to stay put in Somalia – Kenyatta

December 3, 2014 | Nairobi - Kenya’s interior minister and police chief were removed from their posts on Tuesday, hours after Somalia’s Shabaab rebels carried out a fresh massacre in the northeast of...

View Article

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb gelaya caleemasaarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Muqdisho | QOL | December 3, 2014 | Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka u ambabaxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Madaxweynaha ayaa...

View Article

Faahfaahin qarixii saaka ka dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | December 3, 2014 | Qaraxan oo uu fuliyay naftii halige ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka dhacay ka soo horjeedka dhismihii hore ee Somali Airline ee aada dhanka garoonka...

View Article


Wafdi kasocda maamulka Puntland oo gaaray Baydhabo

Muqdisho | QOL | December 3, 2014 | Magaalada Baydhaba waxaa gaaray wafti shalay ka dhoofay Garoowe oo Puntland uga qayb gelaya caleema saarka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shiriif...

View Article


Xildhibaano Sheegay in aan Mooshin la Siin “Dhegeyso”

Muqdisho | QOL | December 3, 2014  – Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Dalka ayaa sheegay in aysan qaadan wax Mooshin ah, Mudaneyaasha sidaas sheegaya ayaa ah kuwa kasoo Horjeeda Mooshinka Xukuumadda...

View Article

Maamulka Jubba & ciidamada Kenya oo sare u qaaday dhoofka dhuxusha

Kismaayo | QOL | December 3, 2014 – Axmed Madoobe iyo Ciidamada Kenyan-ka ah ee Jooga Magaalada Kismaayo ayaa Laba Jibaaray Dhoofinta Dhuxusha Taalla Magaalada Kismaayo, sidoo kalena waxaa ay Dhiirri...

View Article

Assessing Ministerial HLPF Copenhagen Conference on Somalia

Muqdisho | QOL | December 2, 2014 | by Mr. Mohamud M Uluso |  In September 2013, International Development Partners (Donors) of Somalia endorsed a three year (2014-2016) “New Deal for Somalia” outlined...

View Article

Somalia’s troubles come south

Kenya is battling an ever more sophisticated jihadist foe Nairobi | The Economist | December 3, 2014 | IN the small hours of December 2nd gunmen snuck up on a group of sleeping quarry workers in...

View Article


Madaxweyne Xasan “Falkan isqarxinta ah wuxuu ina tusayaa cadaawadda iyo...

Muqdisho | December 5, 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo galabta lagu qaaday makhaayad ku taalla Baydhabo....

View Article

Crime Watch: The Number of People Killed In Somalia, in the Month of...

Muqdisho | QOL | December 5, 2014 | Somalia has been ravaged by civil war over 20 years, so killing people has become the norm whether they are innocent or guilty, with reason or without reason....

View Article


2014 Immigrant Man of the Year: Get to know your neighbours

Somalia has been ravaged by civil war over 20 years, so killing people has become the norm whether they are innocent or guilty, with reason or without reason. Moreover there is very limited justice...

View Article

Baydhabo: 12 qof oo ku dhimatay qarax

Inta la ogyahay, 12 qof ayaa ku dhimatay, in kabadan 40 kalena wey ku dhaawacmeen laba qarax oo ismiidaamin ahaa oo fiidnimadii caawa lala eegtay goob ay dadku isugu yimaadaan oo ku taalla magaalada...

View Article


Saxafiyiin ka mid ahaa dadkii ku dhintay qaraxii Baydhabo iyo ururka...

Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in labo saxafi ay ka mid ahaayeen dadkii ku dhintey qaraxyadii ka dhacay maanta magaalada Baydhabo saddex kalana ay ku dhaawacmeen. Cabdqadir Axmed...

View Article

Madaxweyne Xasan “Falkan isqarxinta ah wuxuu ina tusayaa cadaawadda iyo...

Madaxweyne Xasan “Falkan isqarxinta ah wuxuu ina tusayaa cadaawadda iyo naflacaariga kooxaha nolol diidka ah” Muqdisho, 5 December,2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...

View Article

Ra’isul wasaare Cabdiwali oo ka hadlay qaraxyadii Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u canbaareeyey weerarka argagaxiso ee lagu bartilmaameedsaday dad rayid ahaa oo ku sugnaa maqaaxi...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live