Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wafdi kasocda maamulka Puntland oo gaaray Baydhabo

$
0
0
Muqdisho | QOL | December 3, 2014 | Magaalada Baydhaba waxaa gaaray wafti shalay ka dhoofay Garoowe oo Puntland uga qayb gelaya caleema saarka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shiriif Xasan Sheekh Aadan. Wafdiga oo isugu jira wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada waxaa hogaaminayey Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Diinta Ismaaciil Maxamed Warsame. Xubnaha kale ee […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles