Kismaayo | QOL | December 3, 2014 – Axmed Madoobe iyo Ciidamada Kenyan-ka ah ee Jooga Magaalada Kismaayo ayaa Laba Jibaaray Dhoofinta Dhuxusha Taalla Magaalada Kismaayo, sidoo kalena waxaa ay Dhiirri Gelinyaan Xaalufka Dhirta dalka. Mid ka mid ah dadka Aqoonyahanada ah ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa Keydmedia u sheegay in ay Ciidamada Kenyan-ka ahi […]
↧