Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweyne Xasan “Falkan isqarxinta ah wuxuu ina tusayaa cadaawadda iyo naflacaariga kooxaha nolol diidka ah”

$
0
0
Muqdisho | December 5, 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo galabta lagu qaaday makhaayad ku taalla Baydhabo. “Falkan isqarxinta ah ee lala bartilmaameedsaday dad shacab ah oo aan waxba galabsan, waxay ina tuseeysaa cadaawadda iyo naflacaariga kooxaha nolol diidka ah oo damacoodu yahay in ay wiiqaan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles