Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

R.W Cabdiweli oo la kulmay Jaaliyadda Norwey, kana codsaday inay qeyb ka qaataan dib-u-dhiska dalka

$
0
0
Axad, 21 September 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdigii uu hoggaaminayay ayaa magaaladda Oslo ee dalka Norwey kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool, waxana uu warbixin ka siiyay xaaladda uu dalku marayo iyo kulamadii uu la qaatay madaxda dalka Norwey iyo shirkii ka dhacay dalka Ingiriiska […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles