QOL | Gedo | September 18, 2014 | Magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo waxaa maanta gaaray wafdi ka kooban salaadiin iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka, kuwaas oo ka qeyb galaya shirweyne wadatashi ah oo yeelanayaan bulshada ku dhaqan gobolka Gedo. Garoonka Diyaaradaha ee degmada Garbahaarey waxaa kusoo dhaweeyay dadweyne farabadan oo ruxayay calanka Jamhuuriyadda […]
↧