Madaxweynaha oo maanta ku sii jeeda Kenya
Muqdisho, June 5, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta lagu wadaa inuu u ambabaxo magaalada Nairobi ee caasimada Kenya, halkaasoo uu kula kulmi doono Madaxweynaha Kenya...
View ArticleMadaafiic xalay lagu garaacay Xerada Xalane ee Taliska AMISOM
Muqdisho, June 5, 2016: Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya madaafiic xalay fiidkii ku dhacay qeybo ka mid ah degmada Wadajir, iyadoo qaar ka mid ah madaafiicda ay gudaha ugu dhaceen Xerada Xalane....
View ArticleMid ka mid ah howl-wadeennada Baarlamaanka Somalia oo Muqdisho lagu dilay
Muqdisho, June 5, 2016: Degmada Dharkiinley ee gobolka Banaadir, ayaa xalay lagu dilay nin oday ahaa, oo ka mid ahaa bulshada ku dhaqan degankaas Ninka la dilay oo lagu magacaabi jiray Salaad Maxamed...
View ArticleMahad Cumar Cabdi oo isku soo sharaxay Kursiga Xildhibaanimada Baarlamaanka
Muqdisho, June 6, 2016: Kulan iyo munaasab uu isku sharaxayay Aqoonyahan Mahad Cumar Cabdi Dhicisow oo isku soo sharaxay kursiga Baarlamaanka ee Beesha Abakar Murusade ayaa shalay lagu qabtay Hoteel...
View ArticleAskar AMISOM ka tirsan oo la qabtay Iyaga oo wax xadaya
Muqdisho, June 6, 2016: Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxay ku qabteen 5 ka mid ah askarta AMISOM oo xadayey sahay AMISOM lahayd walibana lacag ku bedalanayey. Ciidamada ayaa...
View ArticleMadaxda DF oo la kulmay Guddiga Xaqiijinta Qoondada 30% ee Haweenka
Muqdisho, June 6, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmey Guddiga...
View ArticleAMISOM oo Xaqiijinaysa Xiritaanka 5 Askarteeda ah
Mogadishu, 6 June, 2016 – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa xaqiijinaya 5 askari oo AMISOM ka tirsan ee shalay lagu xeray Muqdisho, kuwaas oo lala xiriirinayo in ay si sharcidarro...
View ArticleFanaaniinta lagu xasuusto Nabi amaanka ay ku luqeeyaan bisha barakeysan ee...
Muqdisho | QOL| June 5, 2016 – Waxaan Maanta idin soo Gudbineynaa Warbxin ku saabsan Fanaaniinta sida gaarka ah loogu xasuusto Nabi amaanadooda Bisha Barakeysan ee Ramadaanka ayna Baahiyaan 2...
View ArticleDAAWO: Caaqil Cali Shiino oo loo doortay Nabadoonka Beesha Abakar
Toronto | QOL | 05 06 2016 | Caaqil Cali Sheekh Maxamed Axmed (Cali Shiino) waxaa uu ku dhashay degmada Ceelbuur sanadkii 1940. Waxaa uuna ka dhashay reer Ahlu-diin ah, aadna looga xurmeeyo Gobollada...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya iyo kan Kenya oo maanta kulmaya
Muqdisho, June 7, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya iyo Uhuru Kenyatta ayaa maanta oo Talaado ah ku kulmaya magaalada Nairobi, iyagoo ka wada hadlaya arrinta Qaxootiga. Madaxweyne...
View ArticleCiidankii AMISOM ee lagu qabtay xatooyada oo dalalkooda loo celinayo
Muqdisho, June 7, 2016: Taliska AMISOM ee Soomaaliya ayaa sheegay in Shan ka mid ah askartooda kana soo jeedda Uganda loo qaadi doono dalalkooda kuwaasi oo dhawaan lagu soo qabtay howlgal ay sameeyeen...
View ArticleWar murtiyeed laga soo saarayo wada hadalada u socda Somalia iyo Kenya
Muqdisho, June 8, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta mar kale ku kulmaya xarunta Madaxtooyada ee magaalada Nairobi, iyadoo kulankooda maanta laga soo saari doono war murtiyeed ku...
View ArticleXildhibaanada Baarlamaanka oo cod u qaadaya wax ka bedelka qodobada Dastuurka...
Muqdisho, June 8, 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ku kulmaya xarunta Golaha shacabka, iyagoo kaga doodaya ajandayaal dhowr ah oo hor-yaala,...
View ArticleYoweri Museveni oo xaaskiisa u magacaabay Wasiirka Waxbarashada iyo Isboortiga
Muqdisho, June 8, 2016: Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 Wasiir, iyadoo isku shaandheyn kooban ku sameeyay qaar ka mid ah Wasiiradii hore....
View ArticleAmniga Cadaado oo la adkeeyay
Muqdisho, June 8, 2016: Maamulka Galmudug State ayaa adkeeyay amniga guud ee degmada Cadaado, iyadoo ciidamo dheeraad ah lagau arkayo magaalada gudaheeda iyo dibaddeeda. Cumar Macallin,Taliye ku...
View ArticleAfter the critical Africa visit
DAILY SABAH | June 8, 2016 | by NAGEHAN ALÇI | President Recep Tayyip Erdoğan set out on a trip to East Africa last week, which was crucial in many aspects. I was among the journalists on the trip and...
View ArticleJOINT COMMUNIQUE REPUBLIC OF KENYA AND FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
Nairobi, Kenya | June 8, 2016 – At the invitation of H.E. Uhuru Kenyatta, C.G.H, President of the Republic of Kenya and Commander in Chief of the Kenya Defence Forces, H.E. Hassan Sheikh Mohamud,...
View ArticleWeerarkii Halgan iyo Al-Shabaab oo sheegatay inay dileen 43 askari Itoobiyaan
Muqdisho, June 9, 2016: Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar culus oo saaka waabarigii Al-Shabaab ku qaadeen Saldhig Ciidamada Itoobiya ee ka tirsan howl galka AMISOM ay ku lahaayeen deegaanka...
View ArticleGudoomiyaha Haweenka Gobolka Mudug oo xalay lagu dilay Gaalkacyo
Muqdisho, June 9, 2016: Guddoomiyaha Haweenka gobolka Mudug ee Puntland, Dhudi Yuusuf Axmed ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Dabley hubeysan ayaa...
View Article