Dhacdo aad u xanuun badan oo Muqdisho ka dhacday
Muqdisho, May 26, 2016: Xalay waxaa magaalada Muqdihso ka dhacay dil aad u fool xun, kaddib markii askari la socday baabuurta dagaalka ee loo yaqaano Cabdibilaha uu toogtay nin ku shaqaysanayay mootada...
View ArticleDF oo Baareysa Fatahaadda Wabiga Shabelle
Muqdisho, May 26, 2016: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baaritaan ku sameyn doonto fatahaadda soo noq noqotay ee Wabiga Shabelle. C/casiis Saalax Wasiir ku xigeenka wasaaradda...
View ArticleWIIL WATAY MOOTO BAJAAJ OO SI KAS AH LOOGU DILAY MUQDISHO.
WAA ARGAGAX, WAA CADAALAD DARO, WAA KIBIR, WAA KU TUMASHO SHARCIGA iyo XUQUUQDA SHACABKA, !!! iyo Eray uu yiri wiiyar oo goobta joogay ” Alla yaa Qoray isiiya aan madax ka TOOGTEE ninkii dilay...
View ArticleMadaxweyne Xasan oo aad u amaanay wax-qabadka Afrika
Muqdisho, May 26, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Africa ay kaalintii looga baahnaa ka qaadatey taageerada Soomaaliya, waayihii...
View ArticleSafaarada Soomaaliya ee Washington oo ka jawaabtay eedeyn uga timid...
Muqdisho, May 27, 2016: Axmed Ciise Cawad Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Maraykanka, ayaa ka jawaabay eedeeyn dhawaan uga timid dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsi ku yaala gobolka Florida...
View ArticleDab Ka Kacay Xaafad Ku Taalla Muqdisho
Muqdisho, May 27, 2016: Saakay aroorti hore ayaa waxaa dab xooggan uu qabsaday xaafadda loo yaqaan Furayaasha, degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare hantiyeed oo baallara...
View ArticleJaaliyadda Atlanta oo la dabaaldegtay ardayda qalinjabisay 2016 +sawirro
Atlanta, GA, USA | QOL | June 2, 2016 – Waxaa sanadkaan Magaaladda Atlanta ay u aheyd sanadkii ugu badnaa oo ay Arday Soomaaliyeed ka qalin jabiyaan Dugsiyadda kala duwan iyo laamaha Jaamacadaha ka...
View ArticleWaddooyinka Muqdisho oo Maanta Xiran
Muqdisho, June 3, 2016: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay guud ahaan xirtay waddooyinka magaalada Muqdisho. Jidadka waaweyn ee magaalada waxaa lagu arkayaa ciidamo ammaanka sugaya...
View ArticleDadaallo nabadeed oo ka socda magaalada Marka
Muqdisho, June 3, 2016: Wafdi uu hoggaaminayo C/qaadir Nuur Carraale wasiirka dib u heshiisiinta iyo Dastuurka oo la hadlay Radio Muqdisho isagoo ku sugan magaalada Marka ayaa sheegay in ay ku...
View ArticleMadaxweynaha Turkiga oo goor dhow Muqdisho ka soo degay
Muqdisho, June 3, 2016: Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa goor dhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho....
View ArticleSomalia hopes for better future despite attacks
By Alastair Leithead | BBC News | Mogadishu | 2 June 2016 – The cool new rooftop pizza joint was buzzing with the hip kids snapping selfies and watching the sun set over Mogadishu when the deep crunch...
View ArticlePresident Erdoğan in Somalia opens world’s largest Turkish embassy, other...
Muqdisho | QOL | June 3, 2016 – President Recep Tayyip Erdoğan arrived in Somalia Friday, on the third and last leg of his East African tour to open Turkish sponsored projects including health...
View ArticleTaliyaha Ciidanka xoogga oo sheegay inay ka maarmi doonaan Ciidan shisheeye
Muqdisho, June 4, 2016: Taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa magaalada Addis Ababa uga qeyb galay shir muhiim ay isugu yimaadeen Taliyeyaasha Ciidamada dalalka Afrika. Kulan ayaa diiradda lagu saaray...
View ArticleAqriso Warmurtiyeedka laga soo saaray shirka Madasha Hoggaanka Qaran
Muqdisho, June 4, 2016: Shirki ay ka soo qeybgaleen madaxda ugu sareysa ee dowlada Federalka iyo Madaxda Maamul goboleedyada dalka ayaa kama dambeyntii lagu heshiiyay qoddobada soo socda kuwaasoo ay ka...
View ArticleSoomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixdey heshiisyo iskaashi oo kala duwan
Muqdisho, June 4, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka qeybgaley...
View Article