Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi

Muqdisho, April 11, 2016: Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ku luglahaa dilalka shan wariye oo ay ku jiraan Sheekh Nuur Maxmed...

View Article


“Puntland waxay u dagaalameysaa in awooda lagu wareejiyo, waa in la...

Muqdisho, April 11, 2016: Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka soo horjeestay heshiiskii dowladda Federaalka iyo Puntland ee lagu saxiixay Garowe, isagoo ku baaqay in dib loogu laabto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha: ‘’Xildhibaanada waxaan ka codsanayaa in kalfadhigan 8-aad ay la...

Muqdisho, April 11, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay Kalfadhigii 8-aad ee Baarlamaanka...

View Article

Sheikh Said Ali – Waan caawin Inankan laakiin horta waa qoloma

View Article

Qarax ka dhacay degmada Xamar weyne

Muqdisho, April 11, 2016: Dad gaaraya ilaa shan ruux ayaa ku geeriyootay, in todobo ka badanna waa ay ku dhaawacmeen, qarax loo adeegsaday baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo maanta duhurkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweye Xasan: ‘’Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waa laf dhabarka dib u...

Muqdisho, April 12, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa munaasabadda xuska sannad-guurada 56-aad ee...

View Article

Somalia: Hope Springs

Women carry jerry cans of water from shallow wells dug from the sand along the Shabelle River bed, which is dry due to drought in Somalia’s Shabelle region, March 19. REUTERS/Feisal Omar. NEWSWEEK |...

View Article

GO’AANKII DOWLADA OO NOQDAY WAA SOCON WEYNAYE EE AAN!!!

Muqdisho | QOL | April 13, 2016 – Abwaan Somaaliyeed baa yiri “midnimaa wanaag lagu guntaa laguna goobaaye, inaad gudo colowdaan in lays Garabsadaa dhaanta”  Shirka laga furay Jowhar, Xal makeeni...

View Article


Qarax ka dhacay degmada Afgooye

Muqdisho, April 13, 2016: Dad gaarayaa Afar ruux ayaa ku geeriyootay qarax bambaano oo maanta duhurkii ka dhacay suuqa xoolaha degmada Afgooye, iyadoo qaraxa lala beegsaday ciidamo canshuur ka...

View Article


Somaliland oo sheegtay in aanay qeyb ka aheyn shirkii wadatashiga ee Muqdisho

Muqdisho, April 13, 2016: Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aanay qeyb ka aheyn shirarkii Madasha Wadatashiga Qaran ee looga xaajoonayay doorashada Soomaaliya, kaasoo shalay lagu soo gaba gabeeyay...

View Article

Burcad badeed Soomaali ah oo Faransiiska lagu xukumay

Muqdisho, April 14, 2016: Dhalinyaro todobo ah oo u dhashay Soomaali, ayaa maxkamadda ku taala dalka France, waxaa ay ku xukuntay xabsi u dhaxeeya lix ilaa 15 sano maalintii Arbacadii kadib markii lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya iyo Suudaan oo heshiis wada gaaray

Muqdisho, April 14, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Cumer Xassan Axmed Al-Bashir ayaa kulan gaar ah ku...

View Article

Ahmed Madoobe: “Guul taariikhi ayay aheyd innagoo aan nalagu dhex jirin in an...

Muqdisho, April 14, 2016: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay shirkii Madasha wadatashiga qaran ee looga hadlay...

View Article


Mooshin ka dhan ah shirka Hiran iyo Sh/Dhexe oo Baarlamaanka Somalia loo...

Muqdisho, April 14, 2016: Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mooshin lagu hakinayo Shirka maamulka loogu sameynayo Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, u gudbiyay Guddooonka Baarlamaanka...

View Article

The West in Africa in The Age of Extremism

Did terrorists inch Africa and Europe closer together last month? An attack by al-Qaeda in the Islamic Maghreb (AQIM) at an Ivory Coast beach resort which left 22 dead was followed less than 10 days...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirka IMF

Muqdisho, April 15, 2016: Shir sanadkiba mar la qabto, oo ay soo qaban qaabiyeen Bangiga adduunka iyo hay’adda lacagta dunida ee IMF ayaa ka furmay magalada Washington ee dalka Mareykanka kaasi oo ay...

View Article

Madaxda waddamada Islaamka oo ku shiraya magaalada Istambuul

Muqdisho, April 15, 2016: Shir madaxeedka wadammada Islaamka ayaa lagu qanayaa dalka Turkiga kaasoo ay ka qeybgalayaan ilaa 30 hoggaamiye, waxaana looga hadlaya sidoo loo xallin lahaa khilaafyada u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo khudbad ku saabsan xaaladda Soomaaliya ka jeediyay Jaamacadda...

Muqdisho, April 15, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  ayaa sheegay in Soomaaliya muddo dheer oo ay colaad ku jirtay kadib ay haatan hayso dhabbada...

View Article

Xildhibaan C/fataax Nuur Mataan oo lagu weeraray guri uu ka degenaa Beled-Xaawo

Muqdisho, April 15, 2016: Xildhibaan C/fataax Nuur Mataan ayaa xalay la weeraray guri uu ka deganaa degmada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo weerarkan ay ku dhaawacmeen saddex dumar oo ka mid ahaa...

View Article

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Suudaan oo ka wadahadley...

Khartoum, 15 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Khartoum kulan kula yeeshay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live