Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Ethiopia kaga qeybgalaya shir...
Addis Ababa, 15 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Addis Ababa, isagoo uga sii gudbi doona magaalada Baxardaar ee dalka...
View ArticleMinnesota mosque producing radical Somali terrorists
Imam calls for ‘killing and destruction of Jews’ | WND | by Leo Hohmann | April 15, 2016 – Waleed Idris al-Maneesey is a radical imam who heads up the Al-Farooq mosque in Bloomington, Minnesota,...
View ArticleSomalia is still fragile, but fragile is progress
Al-Shabaab is still launching attacks, donor fatigue is rising, and countless other challenges remain. But there’s no doubt Somalia is moving in the right direction. | AFRICAN-ARGUMENTS | April 14,...
View ArticleWaraysi Qiima Badan.
Muqdisho, April 15, 2016: Waraysi Farax Macallin oo meelo badan taabanayo ayad ka daawan kartaan. Waa wareeysi meelo badan taabanayo. HOOS KA DAAWO —————————— Qaranimo Online | Muqdisho
View ArticleShir ku saabsan Amniga Afrika oo maanta ka furmaya magaalada Bahar-Dar
Muqdisho, April 16, 2016: Shir ku saabsan Amniga Afrika ee Tana Forum, ayaa maanta ka furmaya magaalada Baxar Dar ee dalka Itoobiya, iyadoo shirkan ay ka qeyb galayaan Madaxweynayaal ka socota dalalka...
View Article60,000 oo ruux ayaa la gaarsiiyay raashiin
Muqdisho, April 16, 2016: Guddiga caalamiga ah ee Bisha iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed ayaa raashiin u qeybiyay ilaa 60,000 oo ruux kuwaas oo kamid ah dadka ay abaaraha saameeyeen ee ku dhaqan...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliland,”Sinaba Soomaaliya Qayb Ugama Nihin Doorashadeeduna...
Muqdisho, April 16, 2016: Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inay daan-daansi ku wado dowladdiisa, isagoo naqdiyay go’aamadii ka soo...
View ArticleSalam Bank oo xarun cusub ka furatay Jowhar
Muqdisho, April 16, 2016: Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay oo lagu daah-furayay Xarunta Cusub ee Salaam Bank ee magaalada Jowhar ayaa lagu qabtay hoolka shirarka hotel Subiye ee magaalada...
View ArticleMoshin maanta laga keenay Shirka Jowhar
Muqdisho, April 16, 2016: Qaar Xildhibaano ah oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya,ayaa mooshin ka keenay shirka maamul u sameynta labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee...
View ArticleAMISOM oo dad shacab ah ku laaysay Buulo Mareer ee Sh/Hoose
Muqdisho, April 16, 2016: Wararka nooga imaanayo deegaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan AMISOM ay maanta ku dileen afar ruux oo shacab ahaa, kuwaasoo...
View ArticleHaween lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho, April 17, 2016: Dumar tiradooda dhantahay afar ayaa saakay iyo xalay lagu dilay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo dilalkaas ay geysteen kooxo hubeysan, kuwaasoo baxsaday. Wararka...
View ArticleGuddiyada Baarlamaanka oo ka doodayo qaabka loo wajahayo doorashada 2016
Muqdisho, April 17, 2016: Guddiyada joogtada Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta shir ku leh Xarunta Villa Hargeysa, iyagoo kaga doodaya qaabka loo wajahayo doorashada sanadkan ee dhaceysa bisha...
View ArticleXildhibaan Jeesoow oo ka hor yimid mooshinka laga keenay Shirka Jowhar
Muqdisho, April 17, 2016: Shalay ayay ahayd marki Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ay guddoonka Baarlamaanka u gudbiyeen Mooshin ka dhan ah Shirka ka socda Magaalada Jowhar ayaa...
View ArticleAMISOM oo Qirtay Inay Dad Shacab ah Ku Laayeen Koonfurta Soomaaliya
Muqdisho, April 17, 2016: Afhayeenka AMISOM Col Joe Kibet oo la hadlay Wakaaladda Wararka SONNA ayaa sheegay in ay ka xunyihiin dhacdadii shalay ka dhacday inta u dhaxaysa deegaanka Buulo mareer iyo...
View ArticleMadaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Caamir Sheekh Ibraahim
Muqdisho, April 17, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allah u naxariistee marxuum Xaaji...
View ArticleWafdi dowlada hoose ee Istanbul ka socda, oo yimid Muqdisho
Muqdisho, April 18, 2016: Wafdi ka socday dowladda hoose ee Istanbul oo soo gaaray magaaladda Muqdisho iskuguna jiray mas’uuliyiin iyo ingineero ka socda dalka Turkiga, ayaa qiimeyn ku sameeyay sida...
View ArticleTahriibiyaal, ay Soomaali ka mid tahay, oo ku dhintay badda Mediterranean
Muqdisho, April 18, 2016: Dad ka badan 400 oo tahriibiyaal ah ayaa doonyo ay la socdeen waxaa ay kula degeen badda Mediterranean oo u dhaxeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga kadib markii afar doomood...
View ArticleShirka Jowhar oo dadka ka soo horjeeda sii badanayaan
Muqdisho, April 18, 2016: Waxaa dhawaan Magalada Jowhar ee gobolka Shabelaha Dhexe ka furmay Shirka maamulka loogu sameynayay Gobolada Hiiraan iyo Shabelaha dhexe wajigiisa 2aad. Qaar ka mid ah...
View ArticleTacsi Tiiraanyo leh dadkii ku dhibtay doonidii….
Mogadishu, 18 April 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisulwasaaraha, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo dhammaan xubnaha goleyaasha...
View ArticleCan Somalia Hold Elections in 2016?
Somalia has got a plan to hold elections in 2016. NEWSWEEK | By Conor Gaffey | April 17, 2016 – The troubled Horn of Africa state is still emerging from decades of civil war and continues to be...
View Article