FESTU National Congress elects new Leadership
Press Release | Mogadishu, 7th of April 2016 – The National Congress of the the Federation of Somali Trade Unions held between 5-6 April, 2016 in Mogadishu’s Maka Mukarama Hotel elected new...
View ArticleMadaxweynaha: “Dowladda waxay muhimad gaar ah siinaysaa adeegyada bulshada oo...
Muqdisho, April 7, 2016: Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay xoogga saarayso horumarinta adeegyada...
View ArticleDastuurka qabyo qoraalka oo dib u eegis lagu sameeyey waxna laga bedelay
Toronto | QOL | April 7, 2016 – Waxaa dhawaan magaalada Nairobi ay Gudiga Madaxa Banaan ee Dib u Eegista Dastuurka iyo Kan Baarlamaanka ee Arimaha Dastuurka ka soo saareen soo jeedinta wax ka bedelka...
View ArticleWAR DEG DEG AH.
WAXAA LA MAQLAYAA DHAWAQA MADAAFIIC DARANDOORI AH OO AAN LA OGAYN MEESHA AY KA IMAANAYAAN IYO CIDA SOO RIDAYSA. Warar aanu ka helnay Shacabka qaar ka mid ah, ayaa waxay sheegayaan in ay DHOWR MADFAC ku...
View ArticleMinneapolis donates used fire trucks, crime lab to Somali sister city
The gift demonstrates the city’s openness, council members said. By Erin Golden | Star Tribune | April 7, 2016 – Minneapolis officials say a gift of used fire trucks and a crime lab van to a city in...
View ArticleSomali famine is everyone’s problem
There is a very real fear that another call for urgent assistance for Somalia will fall on deaf ears. DIALY NATION | Thursday, April 7, 2016 | By MICHAEL KEATING In Summary On top of acute food...
View ArticleNatiijada doorashada madaxtinimada dalka Djibouti oo caawa la shaacin-doono
Muqdisho, April 8, 2016: Doorashada madaxtinimada dalka Djibouti ayaa maanta ka socota guud ahaan dalkaasi iyadoo dadweynuhu ay si nabadgelyo ah codadkooda u dhiibanayaan, buuqna ma jiro. Iyadoo saaka...
View ArticleShirka Madasha Wadatashiga Qaran oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho
Muqdisho, April 9, 2016: Madaxda Maamul goboleedyada dalka ayaa ku soo qul qulaya magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb galaan shirka Madasha wadatashiga qaran ee looga hadlayo qaabka ay u dhici doonaan...
View ArticleMadaxweyne Geelle oo markii afaraad ku guuleystay Doorashada Jabuuti
Muqdisho, April 9, 2016: Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii afaraad ku guuleystay doorashada madaxtinimada ee dalkaas, kadib markii dadka reer Jabuuti ay shalay u dareereen cod...
View ArticleWajiga labaad ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo maanta ka furmaya...
Muqdisho, April 9, 2016: Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar uu ka furmo wajiga labaad ee shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha, kaasoo uu hakad ku jiray tan iyo markii shirkaas si...
View ArticleQarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay isgoyska Beexaani
Muqdisho, April 9, 2016: Waxa la sheegayaa in ugu yaraan 3 ruux ku geeriyootay 10-kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari lagu soo xiray walxaha qarxa la hordhigay goob maqaaxi ah oo ay ka...
View ArticleDowladda iyo Maamul goboleedyada oo maanta shir uga furmaya Muqdisho
Muqdisho, April 10, 2016: Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa maanta shir looga hadlayo qaabka doorashooyinka uga furmaya magaalada Muqdisho, kadib markii la isla ogolaaday in...
View ArticleKalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka oo maanta furmaayo.
Muqdisho, April 10, 2016: Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta furmaya, kaasoo ah kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaankii la soo dhisay sanadkii 2012, iyadoo lagu wado...
View ArticleXilliga la qaban doono Doorashooyika Somalia 2016 oo si qarsoodi ah loo helay
Muqdisho, April 10, 2016: Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka furmaya shirka madasha wadatashiga qaran ee madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada dalka....
View Article